Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Muqdisho: Dowladda oo u digtay shirkadda Favori ee maamusha garoonka Aadan Cadde

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay xaaladdii ka taagnayd garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho, taas oo sababtay… Sii akhri

Posted on November 11, 2025November 11, 2025 by Desk

Madaxweyne Deni iyo fahamkiisa mabda’a hoggaaminta Puntland

Posted on November 11, 2025November 11, 2025 by cph

Garoowe (Faallo) — Marka la qoro taariikhda siyaasadda ee Puntland, Madaxweyne Siciid Cabdulaahi Deni wuxuu noqon doonaa hoggaamiye taarikhyahannadu ku… Sii akhri

Somali Lawyer Questions Credibility of WorldRemit Founder’s eVisa Remarks

Posted on November 11, 2025November 28, 2025 by cph

Mogadishu (PP News Desk) — Ismail Ahmed, the founder of WorldRemit, a remittance company, claimed that “Premier Bank in Somalia… Sii akhri

Lugatoor oo magacaabay guddiga abaaraha Puntland

Posted on November 11, 2025November 11, 2025 by Desk

Ku-simaha madaxweynaha Puntland ahna madaxweyne Ku-xigeenka Ilyaas Cismaan Lugtoor ayaa maanta ku dhawaaqay guddiga gurmadka abaaraha Puntland. Guddiga oo ka… Sii akhri

Xaalad ka taagan garoonka diyaaradaha ee Muqdisho

Posted on November 11, 2025November 11, 2025 by Desk

Shirkadda Favori ee maamusha garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa shaqo joojin ku samaysay qaar mid ah shaqaalaha Soomaalida ee halkaas… Sii akhri

Premier Bank oo lagu eedeeyay in uu ka dambeeyo arrinta muranka dhalisay ee E-visa

Posted on November 11, 2025November 11, 2025 by Desk

Ismaaciil Ibraahim Axmed oo ah aasaasaha shirkadda WorldRemit ayaa sheegay in nidaamka dal-ku-galka elektaroonigga ah (E-visa) ee ay dowladdu soo rogtay… Sii akhri

Siyaasiyiin ku midoobay in ay dhisaan Saacid

Posted on November 10, 2025November 10, 2025 by Desk

Toban siyaasi oo xilal kala duwan ka soo qabtay dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ayaa ku midoobay in uu musharax… Sii akhri

Puntland iyo Somaliland oo saaray go’aan ka dhan E-visa

Posted on November 10, 2025November 10, 2025 by Desk

Puntland iyo Somaliland ayaa sheegay in aan deegaannadooda lagu soo geli karin dal-ku-galka elektaroonigga ah (E-visa) ee ay bixiso dawladda federaalka… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xamse oo magacaabis sameeyay

Posted on November 10, 2025November 10, 2025 by Desk

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Bare ayaa wariyihii hore ee BBC-da Cabdinaasir Saxansaxo u magacaabay Agaasimaha Waaxda Warfaafinta ahna Afhayeenka xafiiska… Sii akhri

Xeer la sheegay in uu ka soo horjeedo shareecada Islaamka oo la horkeenay baarlamaanka Puntland

Posted on November 10, 2025November 10, 2025 by Desk

Wasaaradda caddaaladda, dastuurka, arrimaha diinta iyo dhaqancelinta ee Puntland ayaa baarlamaanka horkeentay wax ka baddel lagu sameeyay xeerka xabsiyada Puntland,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close