Kismaayo: Madaxweynaha Jubaland oo la kulmay safiirka Maraykanka
Madaxweynaha jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta magaalada Kismaayo ku qaabilay safiirka dowladda Maraykanka ee Soomaaliya, Danjire Richard… Sii akhri
Madaxweynaha jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta magaalada Kismaayo ku qaabilay safiirka dowladda Maraykanka ee Soomaaliya, Danjire Richard… Sii akhri
Rasaas ayaa maanta laga maqlay afaafka hore ee garoonka diyaaradaha Cigaal ee magaalada Hargeysa, xilli uu ka dhoofayay madaxweynihii hore… Sii akhri
Abaar daran oo ka jirta deegaano hoostaga degmada Godobjiiraan ee gobolka Nugaal ayaa sababtay in dadka reer guuraaga ah ay… Sii akhri
Maamulka Galmudug ayaa ka hor yimid shakhsiyaad uu degmooyinka maamulkaas u magacaabay xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee hoggaamiyo madaxweyne… Sii akhri
Garoowe (Faallo PP) — Doodda in Garoowe “noqotay” goof waxaa aloosay Faysal Rooble, oo dhowaan magaalada ku yimid booqasho. Macnaha ereyga… Sii akhri
The Federal Government of Somalia stands at a critical juncture, facing the dual challenges of building a resilient state after… Sii akhri
Xildhibaan Daahir Aamiin Jeesow oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ciidamo ka tirsan dowladda ku eedeeyay in ay caruur… Sii akhri
Maxkamadda racfaanka gobolka Galgaduud ee Galmudug ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku riday laba eedeysane oo loo haystay kiiska… Sii akhri
Ra’iisul Wasaare Xukuumadda Federaalka Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in Soomaaliya maanta tahay meel xasilloonideeda amni iyo siyaasadeedba la’isku halayn… Sii akhri
Baarlamaanka Puntland ayaa ajandihiisa kalfadhiga 57-aad ka saaray la xisaabtanka wasaaradaha maaliyadda, arrimaha gudaha iyo kalluumeysiga. Golaha ayaa shalay cod… Sii akhri