Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Xaafad casri ah oo laga daahfuray Garoowe

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xariga ka jaray mashruuc xaafad cusub oo laga hirgeliyay caasimadda Garoowe. Xaafadan oo… Sii akhri

Posted on December 7, 2025December 7, 2025 by Desk

Jubaland oo shaacisay qodob ay ka saartay dastuurka

Posted on December 7, 2025December 7, 2025 by Desk

Maamulka Jubaland ee hoggaamiye Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa sheegay in uu dastuurkiisa ka saaray ‘goboleed’ kuna soo koobay ‘dowlad’. Guddoomiyaha… Sii akhri

Puntland oo ka hadashay xaaladda Awdal

Posted on December 7, 2025December 7, 2025 by Desk

Puntland ayaa ugu baaqday shacabka iyo maamulka Somaliland in xaaladda Awdal lagu xalliyo wadahadal, islamarkaana la ilaaliyo xasilloonida gobolkaas. Wasiiru… Sii akhri

Badhan: Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo baaq diray

Posted on December 7, 2025December 7, 2025 by Desk

Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo ka mid ah isimada dhaqanka Puntland ayaa baaq nabadeed ka diray xiisadda ka taagan gobolka… Sii akhri

Somaliland: Wasiir is casilay

Posted on December 6, 2025December 6, 2025 by Desk

Wasiirka warfaafinta Somaliland Axmed Yaasiin Sheekh Cali oo ahaa mas’uulkii ku dhawaaqay go’aankii sababay mudaharaadyada Boorama ayaa caawa sheegay in… Sii akhri

Somaliland oo markii saddexaad go’aan ka soo saartay xuska xeer Ciise

Posted on December 6, 2025December 6, 2025 by Desk

Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro ayaa maanta ku dhawaaqay in uu joojiyay munaasabadda xuska xeer Ciise ee la qorsheynayay in ay… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay xaaladda Boorama

Posted on December 6, 2025December 6, 2025 by Desk

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqday maamulka Somaliland inuu xalliyo tabashada shacabka Boorama, iyada oo sheegtay in ay ka qayb… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo ku soo laabtay Garoowe

Posted on December 6, 2025December 6, 2025 by Desk

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa saaka oo sabti ah dib ugu soo laabtay caasimadda Garoowe, kaddib safar bil qaatay oo ugu… Sii akhri

Shil khasaare gaystay oo ka dhacay Muqdisho

Posted on December 6, 2025December 6, 2025 by Desk

Hal qof ayaa dhintay midna waa ku dhaawacmay shil ka dhashay gaari iyo gaari-dameer oo xalay saqdii dhexe ka dhacay… Sii akhri

Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland oo booqday dhismaha wadada Ceeldaahir–Ceerigaabo

Posted on December 6, 2025December 6, 2025 by Desk

Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland ayaa booqday deegaan Rad ee gobolka Sanaag oo ka mid ah meelaha uu gaaray mashruuca dhismaha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close