Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dalxiisayaal ajaaniib ah oo loo diiday in ay ka dhoofaan Garowe

Laamaha amniga Puntland ayaa maanta koox ajaaniib dalxiisayaal ah u diiday in ay ka dhoofaan garoonka diyaaradaha Garowe, kuwaas oo… Sii akhri

Posted on December 11, 2025December 11, 2025 by Desk

Ra’iisul Wasaare Xamse oo la kulmay safiirka Boqortooyada Sacuudiga

Posted on December 11, 2025December 11, 2025 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta qaabilay safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Danjire Axmed Bin Muxamad Saalax… Sii akhri

Muqdisho: Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay xero ciidan

Posted on December 11, 2025December 11, 2025 by Desk

Qarax ismiidaamin ah ayaa xalay ka dhacay xerada militariga Gen. Dhega-badan oo hore loo oran jiray xerada Nac-nac ee magaalada… Sii akhri

Beesha Warsangeli oo magdhow ka dalbaday Maraykanka

Posted on December 11, 2025December 11, 2025 by Desk

Waxgaradka beesha Warsangeli oo kulan ku yeeshay magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa magdhow ka dalbaday ciddii dishay caaqil Cumar Cabdullaahi Cabdi.… Sii akhri

Somaliland: Cirro oo xilka qaadis iyo magacaabis sameeyay

Posted on December 10, 2025December 10, 2025 by Desk

Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro ayaa xilalkii ka qaaday guddoomiyihii gobolka Awdal Maxamed Xasan Xoday, guddoomiyihii gobolka Sanaag Axmed Cabdi Muuse… Sii akhri

Puntland: Wasiir dhaliilay garsoorka

Posted on December 10, 2025December 10, 2025 by Desk

Wasiirka Maaliyadda Puntland Maxamed Faarax Maxamuud ayaa dhaliil xoogan u jeediyay hay’adaha garsoorka Puntland oo uu ku tilmaamay kuwa aan… Sii akhri

Trump oo mar kale weerar afka ah ku qaaday Ilhaan Cumar iyo Soomaaliya

Posted on December 10, 2025December 10, 2025 by Desk

Donald Trump, madaxweynaha dalka Maraykanka ayaa mar kale weerar afka ah ku qaaday xildhibaan Ilhaan Cumar iyo dowladnimada Soomaaliya. Trump… Sii akhri

Puntland: Xubin Daacish ah oo la qabtay iyo xubno la dilay

Posted on December 10, 2025December 10, 2025 by Desk

Ciidamada Puntland ee ka dagaalamaya buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari ayaa howlgal ay ka sameeyeen deegaanka Dhidigale ku qabtay xubin Daacish ka… Sii akhri

Duqa Garoowe oo kala diray guddiga xallinta khilaafaadka dhulka

Posted on December 10, 2025December 10, 2025 by Desk

Guddoomiyaha golaha deegaanka degmada Garoowe ahna duqa caasimadda Puntland Cabdiqaadir Maxamed Maxamuud (Geedi) ayaa kala diray guddiga xallinta khilaafaadka dhulka… Sii akhri

Somali Viral Trend Spurs Surge in King James Bible Sale in USA

Posted on December 9, 2025December 9, 2025 by cph

New York (PP News Desk) — Many Americans are driving the recent uptick in Bible sales. A claim by a… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close