Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Puntland oo ka hadashay dalxiisayaashii loo diiday in ay ka dhoofaaan Garowe

Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir ayaa ka hadlay dalxiisayaal ajaaniib ah oo maalmo ka hor loo diiday in ay… Sii akhri

Posted on December 16, 2025December 16, 2025 by Desk

Madaxweyne Deni oo si adag uga hadlay garsoorka Puntland

Posted on December 15, 2025December 15, 2025 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in hay’adaha garsoorka ay dhaliil badan ka jirto, islamarkaasna uu si degdeg ah… Sii akhri

Garowe: Madaxweyne Deni oo daahfuray xarumo boolis oo cusub

Posted on December 15, 2025December 15, 2025 by Desk

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta daahfuray dhismayaasha cusub ee taliska guud iyo xarumaha Ciidanka Booliska Puntland ee Garowe,… Sii akhri

Deegaan ka tirsan Puntland oo fuustada biyaha ah gaartay 12 doolar

Posted on December 15, 2025December 15, 2025 by Desk

Biyo la’aan xoog leh ayaa laga soo sheegayaa deegaanno ka tirsan gobolka Raascasayr ee Puntland, taas oo keentay in qiimaha… Sii akhri

Axmed Madoobe oo beesha Caalamka kula shiray Nairobi, kadibna ku soo laabtay Kismaayo

Posted on December 15, 2025December 15, 2025 by Desk

Madaxweynaha Jubaland Axmed Axmed ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya kulan kula yeeshay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan… Sii akhri

Wasiir ka tirsan dowladda Sweden oo Muqdisho yimid

Posted on December 15, 2025December 15, 2025 by Desk

Wasiirka iskaashiga horumarinta caalamiga ah iyo ganacsiga dibadda ee dowladda Sweden Mr. Benjamin Dousa iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta… Sii akhri

Puntland iyo DDS oo ka wada hadlay amniga iyo dadka abaartu saameysay

Posted on December 14, 2025December 14, 2025 by Desk

Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cabdiraxmaan Xaaji Abshir ayaa maanta kulan la qaatay wafdi uu hooggaaminayo guddoomiyaha gobolka Doollo ee Dowlad Deegaanka… Sii akhri

Mas’uuliyiinta Raascasayr oo looga yeeray Garowe

Posted on December 14, 2025December 14, 2025 by Desk

Wasaaradda arrimaha gudaha Puntland ayaa dhammaam mas’uuliyiinta gobolka Raascasayr ee heer gobolka iyo heer degmo uga yeertay magaalada Garowe. Warqad… Sii akhri

Xukuno lagu diray askar gaysatay dil, dhaawac iyo dhac

Posted on December 14, 2025December 14, 2025 by Desk

Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukuno kala duwan ku diray askar magaalada Muqdisho ka… Sii akhri

Calmiskaad: Xagee ku sugan tahay Daacish?

Posted on December 14, 2025December 14, 2025 by Desk

Saraakiisha Puntland ayaa qirtay in ay jiraan goobo ku yaalla Calmiskaad oo ay weli ku sugan yihiin Daacish, kuwaas oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close