Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Wararkii ugu dambeeyay shirka muraacadka ee Kismaayo

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo, halkaas oo maanta… Sii akhri

Posted on December 18, 2025December 18, 2025 by Desk

Xaalad ka taagan garoonka diyaaradaha ee Muqdisho

Posted on December 18, 2025December 18, 2025 by Desk

Shaqaalaha shirkadda Favori ayaa saaka mar kale cabasho iyo bannaanbax xooggan ka sameeyay afaafka hore ee garoonka diyaaradaha Aadan Cadde… Sii akhri

Senator ka tirsan Aqalka Sare ee Soomaaliya oo u xiran Axmed Madoobe

Posted on December 18, 2025December 18, 2025 by Desk

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in senator Ilyas Badal Gaboose oo ka tirsan Aaqalka Sare uu ku xiran yahay magaalada… Sii akhri

Muxuu Farmaajo u diiday shirka mucaaradka ee Kismaayo?

Posted on December 17, 2025December 17, 2025 by Desk

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka cudurdaartay ka qabgalka shirka mucaaradka ee Kismaayo, markii madaxweynaha Jubaland Axmed… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo ka degay Kismaayo

Posted on December 17, 2025December 17, 2025 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhaweyd ka degay magaalada Kismaayo, haalkaas oo uu saacadaha soo… Sii akhri

Shirka Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo maanta ka furmaya Kismaayo

Posted on December 17, 2025December 17, 2025 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo xubnaha Madasha Samatabixinta ayaa maanta ku wajahan magaalada Kismaayo, halkaas oo lagu wado in… Sii akhri

Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis dhaqangal ah oo la xiriira khayraadka badda

Posted on December 17, 2025December 17, 2025 by Desk

Wasiirka kalluumaysiga iyo dhaqaalaha Buluugga ah ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Axmed Xasan Aadan ayaa la saxiixday shirkadda OYAK ee dalka Turkiga… Sii akhri

Jubaland oo soo dhawaysay wafdigii ugu horreeyay oo ka qaybgalaya shirka Kismaayo

Posted on December 16, 2025December 16, 2025 by Desk

Jubaland ayaa maanta soo dhawaysay wafdigii ugu horreeyay oo ka qaybgalaya shirka Kismaayo ee Golaha Mustaqbalka Soomaaliya, kaas oo lagu… Sii akhri

Koonfur Galbeed oo diiday ka qaybgalka tartanka ciyaaraha dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir

Posted on December 16, 2025December 16, 2025 by Desk

Dowlad goboleedka Koofur Galbeed ayaa si rasmi ah u shaacisay in uusan ka qaybgali doonin tartanka ciyaaraha kubbadda cagta ee dowlad… Sii akhri

Puntland oo xirxirtay dad Somaliland xilal ugu magacaaban iyo kuwa taageersan

Posted on December 16, 2025December 16, 2025 by Desk

Puntland ayaa xabsiga magaalada Boosaaso dhigtay ilaa sagaal qof oo laga soo qabtay degmada Badhan ee gobolka Sanaag, kuwaas oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close