Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ra’iisul wasaare Kheyre oo lagu soo dhoweeyay Baraawe

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafti uu hogaaminayo oo ay ka mid ahaayeen Ku-simaha Wasiirka… Sii akhri

Posted on November 15, 2017November 15, 2017 by Cowke

Maryan: “waxaan xilkii uga tagey is bar-baryaac shaqo”

Posted on November 15, 2017November 15, 2017 by Cowke

Dr Maryan Qaasim Axmed oo Aheyd wasiirka Gargaar iyo Maareeynta Musiibooyinka Xuukumada Federaalka Soomaaliya oo maanta ku dhawaaqday in ay… Sii akhri

Hay,adda GRT oo shir u qabatay bulshada iyo Booliska Garowe.

Posted on November 15, 2017 by Dhiirane

Hay,adda GRT ayaa maanta magaalada Garowe ku qabatey shir ku saabsan isku xirka bulshadda iyo laamaha amniga, waxaana kasoo qayb… Sii akhri

Ra’uisul wasaare Kheyre oo gaaray Baraawe iyo Madaafiic lagu garaacay Garoonka

Posted on November 15, 2017November 15, 2017 by Cowke

Wararka Naga soo gaaraya Magaalada Baraawe ee Gobolka Sh/Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu gaaray Ra’silwasaaraha Soomaaliya Mudane… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo kulamo la qaatay qaar kamid ah hay’addaha Caalamiga ah

Posted on November 15, 2017November 15, 2017 by dalsan

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gelinkii hore 15 Nov 2017 qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabiley… Sii akhri

Wasiir Ka Tirsan Xukuumada Soomaaliya oo is Casishay.

Posted on November 15, 2017November 15, 2017 by Cowke

Waxaa Goordhow is Casishay Wasiirka Gargaar iyo Maareeynka iyo Musiibooyinka Xuukumada Federaalka Soomaaliya Drs Maryan Qaasim. Wasiirka oo Goordhow la… Sii akhri

Ciidamada Milatariga oo afgambi kula wareegay dalka Zimbabwe

Posted on November 15, 2017November 15, 2017 by Cowke

Dalka Zimbabwe oo dhaca Qaarada Afrika ayaa Xalay ilaa iyo saaka waxaa ka socdo dhaq-dhaqaaqyo u muuqda in ay yihiin… Sii akhri

R/W Kheyre: Ma jiro khilaaf nasoo dhex-galay aniga iyo Madaxweynaha

Posted on November 15, 2017November 15, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ka hadlay xiriirka wada-shaqeyneed ee isaga iyo madaxweynaha dowladda federaalka… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Kheyre oo ku wajahan Baraawe

Posted on November 15, 2017November 15, 2017 by Cowke

Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhow ku wajahan Degmada Baraawe ee… Sii akhri

Dowlada Soomaaliya oo soo bandhigtay Shaqsiyaad loo qabtay Qarixii Soobe

Posted on November 15, 2017November 15, 2017 by Cowke

Dowlada Soomaaliya ayaa soo bandhigtay magacyada shaqsiyaad ku lug yeeshay qaraxii lagu xasuuqay shacabka Soomaaliyeed ee 14-kii bishii la soo dhaafay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close