Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Shir Lagu soo bandhigayey natiijadii ka dhalatay Tirokoobka shaqaalaha Puntland oo Garowe lagu qabtay

Barnaamijka hubinta iyo tirokoobka shaqaalaha dawladda Puntland( HR Audit)  oo saconayey muddo afar bilood ah islamarkaana lagasoo sameeyey dhammaan shaqaalaha… Sii akhri

Posted on November 27, 2017November 27, 2017 by Jama Farah

Madaxweyne Farmaajo oo Ka Qeybgalaya Caleemasaarka Madaxweynaha Kenya

Posted on November 27, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed (Farmaajo) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa galabta ku wajahan Magaaladda Nairobi ee Caasimadda Kenya. Madaxweyne… Sii akhri

Kulan looga arinsanayo Ansixinta iyo Dib u eegista Siyaasada Adeeg daadajinta Wadooyinka Puntland oo lagu qabtay Garowe

Posted on November 27, 2017November 27, 2017 by Liban Yusuf

Kullan dib loogu eegayo ansixinta Siyaasadda adeeg daadajinta qaybta wadooyinka dowladda Puntland ayaa lagu qabtay hoolka shirarka NEWRAYS ee Magaaladda… Sii akhri

Gudoomiyaha Gobalka Bari oo ka hadlay Ciidamo Cusub oo Bosaso la keenay

Posted on November 27, 2017November 27, 2017 by Cabdiqani Boos

Bosaso-[Puntland Post]-Gudoomiyaha Gobalka Bari Yuusuf Maxamed Waceys Dhado   ayaa ka hadlay Ciidamada dheeraadka ah ee la keenay magaalada Boosaaso… Sii akhri

Wasiir Yuusuf Garaad oo ka Warbixiyay Xaalada Maxaabiista Soomaaliyeed ee ku Xiran Seychelles

Posted on November 27, 2017November 27, 2017 by Cowke

Xabsi ku yaalla Jaziiradda Mahé ee dalka Seychelles ayaan maanta ku soo booqday 15 Soomaali ah oo halkaa ku xiran. Waxay ku xukuman… Sii akhri

R/Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo ka qeeybgalay Shir looga hadlayay la dagaalanka Argagixisada.

Posted on November 27, 2017November 27, 2017 by Cowke

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa magaalada Riyad ee dalka Sucuudiga uga… Sii akhri

Degmada Godobjiraan oo ku guulaysatay Koobka degmooyinka Gobolka Nugaal.

Posted on November 26, 2017November 27, 2017 by News Office

Koobka degmooyinka gobolka Nugaal oo maalmihii u dambeeyey ka socday caasimadda Garoowe,ayaa Galabta la soo gabo-gabeeyey,waxaana ku guulaystay xulka degmada… Sii akhri

In ka badan 20 ruux oo lagu dilay gudaha Ethiopia.

Posted on November 26, 2017November 27, 2017 by News Office

In ka badan 20 ruux ayaa ku dhintay isku-dhacyo dib soo cusboonayd u dhexeeya qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada ee dalka… Sii akhri

Hay’adda GRT oo Garowe ku qabatay kulan ku saabsan cirib-tirka tacaddiyada Haweenka.

Posted on November 26, 2017November 27, 2017 by News Office

Hay’adda GRT ayaa Maanta magaalada garoowe ku qabatay kulan ku saabsan ol-olaha 16 maalmood ee cirib-tirka tacaddiyada ka dhanka ah… Sii akhri

Shir looga hadlayey siyaasadaha hannaanka maamulidda iyo kaydinta xogta dawladda oo Garoowe lagu qabtay

Posted on November 26, 2017November 26, 2017 by Jama Farah

Shirkaan oo looga hadlayey hannaanka siyaasadaha kaydinta maamulidda xogta dawladda ayaa lagu qabtay xarunta wasaaradda qorshaynta, waxaana ka soo qayb… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close