Madaxweynaha cusub ee Somaliland Muse Biixi Cabdi oo shalay xilka loo dhaariyay ayaa maanta magacaabay xubnaha Golaha Wasiirada ee Xukuumaddiisa.
Wasiirada cusub ee Somaliand ayaa ka kooban 23 Wasiir iyo 9 Wasiir ku xigeen waxaana ku jira wasiiro hore oo ka tisanaa Xukuumadii Madaxweyne Siilaanyo.
Hoos ka akhriso Liiska Golaha Wasiirada cusub ee Somland
PUINTLAND POST