Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ciidamada Dowlada oo hakad galiyay isku socodka gaadiidka dadweynaha Muqdisho

Ciidamada Amaanka Dowlada Soomaaliya ayaa saaka lagu soo daadiyay wadooyinka muhiimka ah ee Magaalada Muqdisho. Ciidamo aad u farabadan oo… Sii akhri

Posted on December 4, 2017December 4, 2017 by Cowke

Soomaaliya iyo Qatar oo ka wada-hadlay Iskaashiga Waxbarashada.

Posted on December 4, 2017December 4, 2017 by News Office

Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Daahir Cismaan iyo wefdi uu hoggaaminayo shalay magaalada Doha kula kulmay Wasiirka… Sii akhri

Galmudug iyo Ahlusunno oo heshiis Hordhac ah ku gaaray Djabouti

Posted on December 4, 2017December 4, 2017 by Cowke

Wararka laga helayo dalka Jabuuti ayaa ku waramaya in halkaasi heshiis hordhac ah  ay ku kala saxiixdeen Madaxweynaha Galmudug iyo… Sii akhri

Al-shabaab oo Weeraray Saldhig AMISOM Ku Leeyihiin Shabeelaha Hoose

Posted on December 4, 2017 by Cowke

Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelaha hoose ayaa ku waramaya in dagaalyahano ka Tirsan Al-shabaab in ay weerar ku qaadeen Saldhig… Sii akhri

Hay’ada WHO oo dalbanaysa Malaayiin Dollar oo Wax looga qabto Caafimaadka Somalia

Posted on December 3, 2017December 3, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Hay’adda caafimaadka dunida ee WHO ayaa sheegtay Axadda maanta ah inay weli la’dahay 5-milyan oo dollar oo… Sii akhri

Sawirro: Muddaharaad looga horjeedo Saldhigga Imaaraadka carabta ee Somaliland iyo arrimo kale.

Posted on December 3, 2017December 3, 2017 by News Office

Tobanaan dibad-baxayaal aha ayaa  shalay buuxiyey bannaanka hore ee safaaradda Imaaraadka magaalada London,kuwaasoo ka caraysan faro-gelinta Imaaaraadka ee dalka yemen,go’doominta… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Ka Qayb galay Shirka Amniga Qaranka oo Muqdisho ka furmay

Posted on December 3, 2017December 3, 2017 by dalsan

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. CabdiweliMaxamed Cali Gaas ayaa manta oo ay taariikhdu tahay 03 December 2017 kaqayb galay shirka Amniga… Sii akhri

Dowladda Philippine oo musaafurisay muwaadin Soomaaliyeed.

Posted on December 3, 2017December 3, 2017 by News Office

Saraakiisha garoonka Ninoy Aquino ee dalka Philippine ayaa qabtay nin Soomaali ah oo iska dhigayey muwaadin Swedish ah,xilli uu isku… Sii akhri

Dadkii ku geeriyooday Weerarkii Zoope oo tiradoodu ay gaartay in ka badan 500 oo Ruux

Posted on December 3, 2017December 3, 2017 by PP-Muqdisho

 Muqdisho (PP) ─ Sida laga soo xigtay guddi baaritaanno dheeraad ah ku sameeyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee 14-kii Oktoobar 2017-ka… Sii akhri

Islow:-“63-Shabaab ahaa ayaa La Qabtay Kadib Qaraxii Isgoyka Zoobe”

Posted on December 3, 2017 by Cowke

Wasiirka amniga gudaha Xukuumadda federaalka Soomaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa sheegay in Hay’adaha amniga Dowladda Soomaliya ay isku soo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close