Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

ABU-MANSUR: Anigu isma dhiibin ee Wadahadal ayaan Dowladda Federaalka kula joogaa

Baydhabo (PP) ─ Afhayeenkii hore ee Al-shabaab Sheekh Mukhtaar Roobow Cali [Abu-Mansuur], ayaa sheegay inuusan Dowladda federalka Somalia isku soo… Sii akhri

Posted on December 4, 2017December 4, 2017 by PP-Muqdisho

Jilaagii caanka ahaa ee Reer Hindiya Shashi Kapoor oo geeriyooday

Posted on December 4, 2017December 4, 2017 by PP-Muqdisho

Delhi (PP) ─ Shashi Kapoor oo ahaa jilaa iyo soo saare ka tirsanaa Bollywood ayaa ku dhintay hindiya wuxuuna ahaa… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo ka qayb galay Shirka Madaxda Soomaaliya Iyo Beesha Caalamka

Posted on December 4, 2017December 4, 2017 by dalsan

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo weftigii uu hogaaminayey ayaa maanta 04 December 2017 magaalada Muqdisho kaga… Sii akhri

Wasaaradda maaliyada Puntland oo horgeysay baarlamaanka miisaaniyada 2018

Posted on December 4, 2017December 4, 2017 by Farah

Wasaaradda maaliyada Dawlada Puntland ayaa horgeysay golaha wakiilada miisaaniyada cusub ee ay Dawladu ku shaqayn doonto sanadka soo-socda ee 2018.… Sii akhri

Daawo: Duqa caasimadda Garoowe oo ka warbixiyey safarkiisi debadda

Posted on December 4, 2017December 5, 2017 by News Office

Duqa Caasimadda Garoowe Xassan Maxmmed Ciise(Goodir) oo ka soo laabtay safar debadda ah ayaa saxaafadda uga warbixiyey wixii uga qabsoomay… Sii akhri

Arday Ka Qalin Jabisay Jaamacada Bariga Afrika Ee Bosaso.

Posted on December 4, 2017December 4, 2017 by Cabdiqani Boos

Bosaso-[Puntland Post]-Munaasabadan oo lagu qabtay hoolka Jaamacada Bariga Africa ee Magaalada Bosaso, ayaa waxaa ka qayb galay Xubno ka tirsan… Sii akhri

Daawo:Madaxweynihi hore Yemen Cali Cabdalle Saalax oo la dilay.

Posted on December 4, 2017December 4, 2017 by News Office

Fallaagada Xuutiyiinta ee dalka Yemen ayaa Isniinta Maanta ah  sheegtay in ay dileen maadxweynihii hore Yemen Cali Cabdalla saalax. sheegashadaas… Sii akhri

Daawo: Guddoomiyaha gobolka karkaar oo soo rogay go’aanno cusub.

Posted on December 4, 2017 by News Office

Guddoomiyaha gobolka Karkaar Cabdullaahi Maxammed Barre(caato) oo duhurnimadii Maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar,ayaa ku… Sii akhri

Xulka Kubbada Cagta Puntland oo u Ambabaxay Muqdisho

Posted on December 4, 2017December 4, 2017 by Liban Yusuf

Waxaa maanta magaalada Garowe ka ambabaxay Xulka Kubbada Cagta Puntland oo tartanka Dowlad goboleedyada uga qeyb galaya magaalada Muqdisho. Xulka… Sii akhri

Muqdisho: Madal looga doodayey horumarada iyo caqabadaha ka jira dib u habaynta maamulka oo la soo gabagabeeyey

Posted on December 4, 2017December 4, 2017 by Liban Yusuf

Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha qaybtiisa Tayeeynta Hay’adaha Dowladda (Capacity Injection Project CIP) ayaa maanta  lagu soo gabagabeeye Hotel Royal Palace. Madshan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close