Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Daawo:Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Somaliland oo ka walwalsan in Puntland Laascaanood qabsato.

Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Somaliland oo ka soo jeeda gobolka Sool ayaa dowladda Puntland ugu baaqay in aysan gobolka soo… Sii akhri

Posted on January 15, 2018 by News Office

Fanaanadii Khadiijo Cabdulaahi Daleys oo ku Geeriyootay Magaalada Toronto, Canada

Posted on January 15, 2018January 15, 2018 by PP-Muqdisho

Toronto (PP) ─ ALLAHA ha u raxmadee waxaa Waddanka Canada xalay ku Geeriyootay Fanaanadda Soomaaliyeed ee Khadiijo C/llaahi Daleys oo… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Xariga ka Jaraya Dekada Hobyo

Posted on January 15, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo hadda ku sugan Magaalada Gaalkacyo ayaa lagu wadaa in… Sii akhri

Raisulwasaare Kheyre oo Ka Qeyb Galaya Shirka Madasha Dhaqaalaha Aduunka Switzerland.

Posted on January 15, 2018 by Cowke

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qeybgalaya shirka Madasha Dhaqaalaha Aduunka Kaasi oo ka furmidoono… Sii akhri

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo ku Wajahan Dhuusamareeb

Posted on January 15, 2018January 15, 2018 by Cowke

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Thaabid Cabdi Maxamed Ayaa Maanta ku wajahan Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Gal-Gaduud.… Sii akhri

Gudoomiye Canshuur oo ku goodiyay Puntland inay qabsanayso Laascano

Posted on January 14, 2018January 15, 2018 by News Office

Guddoomiyaha gobolka Sool ee Puntland,Daahir Salaad Canshuur oo khadka Taleefonka kula hadlay Warbaahinta PUNTLAND POST ayaa sheegay in gobolka Sool… Sii akhri

Farmaajo oo Gaalkacayo ka dhagax dhigay Xarunta Nabadeynta iyo Dib u heshiisiinta

Posted on January 14, 2018January 14, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalmahan safar ku marayay Puntland ayaa gaaray xarunta Madaxtooyada Dowlad Goboleedka… Sii akhri

Suldaanka guud ee beelaha Somaliland oo baaq nabadeed u diray dhinacyada isku hor fadhiya gobalka Sool

Posted on January 14, 2018January 14, 2018 by Farah

Suldaanka guud ee beelaha Somaaliland Suldan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa baaq nabadeed u diray Puntland iyo Soomaliland inay joojiyaan collaada… Sii akhri

Wiil uu dhalay Faysal Cali Waraabe oo ka tirsanaa Daacish oo la dilay

Posted on January 14, 2018January 14, 2018 by Cowke

Wiil uu dhalay Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe oo ka tirsanaa Kooxda Daacish ayaa… Sii akhri

Xiisada Tukaraq iyo diyaar garowga dagaal ee labada dhinac oo maraysa meeshii u danbaysay

Posted on January 14, 2018January 14, 2018 by Farah

Puntland iyo Somaliland ayaa ciidamadii ugu badnaa kusoo daabulay gobalka Sool gaar’ahaan duleedka tuulada Tukaraq oo ay xiisad dagaal ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close