Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

PUNSAA oo beenisay war ka soo baxay Dowladda Federaalka

Dalladda Ururada Bulshada Rayidka ah ee Puntland (PUNSAA) ayaa beenisay war-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee… Sii akhri

Posted on January 28, 2026January 28, 2026 by Desk

Guddiyo ka horyimid wax ka baddelka dastuurka

Posted on January 27, 2026January 27, 2026 by Desk

Xubnaha guddiga dastuurka ku matala Jubaland, Somaliland, Hirshabeelle, Galmudug iyo Koonfur Galbeed ayaa ka horyimid qorshaha Villa Somalia iyo cutubyada… Sii akhri

Taliye Muumin oo magacaabis sameeyay

Posted on January 27, 2026January 28, 2026 by Desk

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Gen. Muumin Cabdi Shire ayaa maanta magacaabay taliyaha laanta nabadgelyada waddooyinka ee gobolka Bari. X/Le Maxamed… Sii akhri

Wasiir Turki ah oo soo gaaray Muqdisho

Posted on January 27, 2026January 27, 2026 by Desk

Wasiir ku-xigeenka gaadiidka iyo kaabayaasha ee Turkiga Durmus Unuvar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maana soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo qaadatay mas’uulliyadda raashinkii WFP

Posted on January 27, 2026January 27, 2026 by Desk

Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa qaadatay mas’uulliyadda raashinkii dhawaan lagala baxay bakhaarka keydka hay’adda WFP ee gudaha dekedda Muqdisho. Wasaaradda arrimaha… Sii akhri

Puntland oo baddeshay “taatikada” dagaalka Calmiskaad

Posted on January 27, 2026January 27, 2026 by Desk

Afhayeenka howlgalka Hillaac Gen. Maxamuud Maxamed Axmed (Faadhigo) ayaa sheegay in la baddelay taatikada dagaalka ka dhanka ah kooxda Daacish… Sii akhri

Uganda oo ciidamadeeda kala baxaysa Soomaaliya

Posted on January 26, 2026January 26, 2026 by Desk

Dowladda dalka Uganda ayaa shaacisay in ay si degdeg ah ciidamadeeda ugala baxayso dalka Soomaaliya oo ay nabad ilaalin u… Sii akhri

Puntland oo qabatay doon si sharci-darro ah u kalluumeysanaysay

Posted on January 26, 2026January 26, 2026 by Desk

Ciidanka ilaalada cashuuraha gobolka Raascasayr ayaa howlgal ay ka fuliyeen xeebaha degmada Caluula iyo deegaanno ku dhow, ku soo qabtay… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo diiday baaq ay u soo jeediyeen Golaha Mustaqbalka

Posted on January 26, 2026January 26, 2026 by Desk

Iyadoo Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ay maalin ka hor ugu baaqeen madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud in uu gebi ahaanba joojiyo wax… Sii akhri

Mashruuc: Puntland dastuur sax ah oo ay maanta leedahay ma jiro

Posted on January 26, 2026January 26, 2026 by Desk

Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxaa soo gaaray siyaasiyiin uu hoggaaminayo Maxamuud Mashruuc, uuna ku jiro Faarax Cali Shire,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close