Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Duqa Muqdisho oo furay Ololaha Nadaafadda iyo bilic soo celinta Magaalada Muqdisho

Muqdisho (PP) ─  Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ka qeyb galay… Sii akhri

Posted on February 12, 2018 by PP-Muqdisho

Maqaal:- Dhib iyo Dheef sanad kadib Dowladda Madaxweyne Farmajo!

Posted on February 12, 2018February 12, 2018 by Liban Yusuf

Waxaa sanadkii tagey ee horaantii bishii February 8, 2017 Soomaaliya ka dhacay isbadal, isbadalkaas waxaa hormuud ka ahaa xildhibaanada Dowlada… Sii akhri

Faah Faahin: Ciidamo ka tirsan Somaliland oo isku dhiibay Puntland

Posted on February 12, 2018February 12, 2018 by Cowke

Ciidamadaan oo tiradooda aheyd 160-askari oo ka tirsanaa ciidamada maamulka Somaliland ayaa isku dhiibay ciidamada Puntland. Ciidamadan oo ku sugnaayeen… Sii akhri

Madaxweynaha Jubbaland oo ku baaqay in la da’dajiyo dhismaha Maqaamka Muqdisho

Posted on February 12, 2018February 12, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo qudbad ka jeediyay Munaasabad Casho Sharaf aheyd oo ay ka qeeyb… Sii akhri

Kheyre “Cidii DFS aan taageersaneyn waa in ay Joojiyaan dhibaatada”

Posted on February 12, 2018February 12, 2018 by Cowke

Ra’iisul wasaaraha  Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo xalay qudbad ka jeediyay xaflad casho sharaf ah oo ka… Sii akhri

Daawo: Wefdi uu hoggaaminayo Wasiirka Dastuurka Soomaaliya oo Garoowe soo gaaray.

Posted on February 11, 2018 by News Office

Wefdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dastuurka Soomaaliya, Avv. Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ay ku jiraan xubno ka socda Guddiga la… Sii akhri

Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo tababar u qaadday qaar kamid ah mas’uuliyiinta jaamacadaha Puntland.

Posted on February 11, 2018February 11, 2018 by News Office

Wasaaradda Waxbarashada iy o TS Puntland ayaa Tababar aqoon kororsi ah Dalka uganda ugu qaaday Qaar kamid ah Masuuliyiinta Jaamacadaha… Sii akhri

Barnaamij loogu magac darey (PSU VIRTUAL CLASSES) oo lagu daahfurey Garowe

Posted on February 11, 2018 by Dhiirane

Waxaa xalay lagu daahfurey Jaamacadda Puntland State University (PSU) barnaamij Maqal iyo Muuqaal ah (PSU VIRTUAL CLASSES) oo ah casharo… Sii akhri

Akhriso: Warsaxaafadeed laga soo saaray shirkii amniga Qaranka

Posted on February 11, 2018 by News Office

Golaha Amniga Qaranka ayaa kulankoodii Lixaad ku yeeshay magaalada Muqdisho, 6-10 Feebaraayo 2018. Shirkaas oo ka dhacay xarunta Maaxtooyada –… Sii akhri

Dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada oo heshiis ka gaaray qeybsiga khayraadka dalka

Posted on February 11, 2018February 11, 2018 by News Office

HOR-DHAC Annagoo tixgelineyna baahida weyn ee loo qabo ilaalilnta, maareeynta iyo in si joogta ah looga faaiideysto kheyraadka kalluunka badda.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close