Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Kulammo looga Tashanayay Geeddi-socodka Doorashooyinka 2020 oo lasoo Gunaanaday

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yarisow) ayaa soo xiray kulammadii wada-tashiga Dadweynaha ee… Sii akhri

Posted on February 23, 2018February 23, 2018 by PP-Muqdisho

Maqaal: Madax dalal kale xilka u haya, Soomaaliyana xukuma!….V

Posted on February 23, 2018February 23, 2018 by Liban Yusuf

SHaki  la’aan Nuur Cadde wuxuu wax ka ogaa shirqool loo maleegay dowladdii uu isaga Ra’iisal wasaaraha ka ahaa, wuxuu wax… Sii akhri

Dowladda Djibouti oo gebi ahaanba ka baxday heshiiskii shirkadda DP World.

Posted on February 22, 2018February 22, 2018 by News Office

Dowladda Djibouti ayaa gebi ahaanba ka baxday heshiis ay la gashay Dubai DP World oo kamid ah shirkadaha ugu waaweyn… Sii akhri

Maraykanka oo mar kale sheegay in uu dilay Xubno ka tirsan Al-shabaab.

Posted on February 22, 2018February 22, 2018 by News Office

Militariga Maraykanka ayaa mar labaad maanta shaaciyay in ay duqeyn cirka ah ku dileen xubno ka tirsan Xagjiriinta Al-shabaab ee… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Turkiga oo Waddo ka dhagax dhigay Muqdisho

Posted on February 22, 2018February 22, 2018 by News Office

Feb, 22, 2018— Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa caawa kulan soo dhawayn ah la yeeshay… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Xafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisul wasaare kuxigeenka Turkey

Posted on February 22, 2018 by News Office

22 Febraayo 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xafiiskiisa ku qaabilay, Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Turkiga Mudane… Sii akhri

Qodobbo muhiim ah oo looga hadlay shirkii Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya

Posted on February 22, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Shirkii Golaha Wasiirada Somalia ayaa looga dooday heshiiskii ay Wasaaradda Arrimaha Dibadda la gashay ha’aydda “MIGA” ee… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo ka digtay gaari miinaysan oo Muqdisho la soo geliyay.

Posted on February 22, 2018February 22, 2018 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa digniin culus ka soo saartay gaari miinaysan oo ay sheegtay in Al-shabaab soo gelisay magaalada Muqdisho. Wasiirka… Sii akhri

Madaxweyne Gaas oo amar ku bixiyay in la ilaaliyo hantida Umadda Puntland.

Posted on February 22, 2018February 22, 2018 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland, Mudane. Cabdiweli Maxammed Cali(Gaas) ayaa maanta amar ku bixiyay in la ilaaliyo hantida dowladda ee u dhexaysa… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare xigeenka Turkiga iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo soo gaaray Muqdisho

Posted on February 22, 2018February 22, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Turkiga, Hakan Çavuşoğlu ayaa goor-dhow soo gaaray Magaalada Muqdisho… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close