Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Khasaarihii ka dhashay weerarradii Muqdisho oo kordhay iyo Dowladda oo ka hadashay

Muqdisho (PP) ─ Inta la ogyahay in ka badan 30-qof ayaa ku dhintay tiro intaas ka badanna waxay ku dhaawacmeen… Sii akhri

Posted on February 24, 2018 by PP-Muqdisho

Wariye Colaad oo Idaacada VOA-da uga warami jiray Muqdisho oo Xalay Geeriyooday

Posted on February 24, 2018February 24, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wariye idaacadda VOA-da uga warrami jiray Muqdisho oo lagu magacaabi jiray Axmed Xasan Colaad ayaa xalay si… Sii akhri

Dowladda oo Sheegtay In La Toogtay Al-Shabaab Doonayay in ay Galaan Madaxtooyadda

Posted on February 23, 2018February 23, 2018 by Cowke

Ciidamada Ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo afjaray howlgalkii looga hortagay dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab oo caawa weerar iyo qaraxyo… Sii akhri

Al-shabaab oo dusha u ridatay Qaraxyadii ka dhacay Muqdisho iyo Qasaaraha oo Kordhay

Posted on February 23, 2018February 23, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dadka ku dhintay labadii Qarax ee maqrinimadii caawa ka dhacay Muqdisho ayaa tiradodu waxay gaartay 20-qof, iyadoo… Sii akhri

Burcad-badeed weerartay markab xamuul ah.

Posted on February 23, 2018 by News Office

Ciidamada badda Midowga Yurub ee ku sugan Xeebaha Soomaaliya ayaa sheegay in rag looga shakisanyahay burcad-badeed Soomaaliyeed ay jimcihii maanta… Sii akhri

FAAHFAAHIN: Khasaarihii ka dhashay Qaraxyo is-xigay oo Caawa ka dhacay Muqdisho

Posted on February 23, 2018February 23, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhintay Qaraxydii caawa ka dhacay Muqdisho, iyadoo tiro kalena ay dhaawacyo… Sii akhri

Qaraxyo ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo Rasaas Culus oo la Maqlayo

Posted on February 23, 2018February 23, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Qaraxyo is-xigay ayaa goor-dhaw ka dhacay magaalada Muqdisho, kuwaasoo mid ka mid ah uu ka dhacay agagaarka madaxtooyada… Sii akhri

Yaa ka mid ah Xubnaha ugu Cad-cad ee laga yaabo in ay bedelaan Hailemariam Degalegn?

Posted on February 23, 2018February 23, 2018 by PP-Muqdisho

Addis Ababa (PP) ─ Iyadoo toddobaad ka hor uu xilkii iska-casilay Ra’iisul wasaarihii hore ee Itoobiya, Hailemariam Degalegn ayaa waxaa… Sii akhri

DANJIRE MADIERA: Horumarka Soomaaliya ka Muuqda waa mid ay Suuro-gelisay AMISOM

Posted on February 23, 2018February 23, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika u fadhiya Somalia, Danjire Francisco Madeira ayaa shalay Muqdisho kulan kula… Sii akhri

MAAREEYE: Haddii aan Midnimada Dalka laga shaqeyn innagu waan ka baxaynaa Dowldda

Posted on February 23, 2018February 23, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir [Maareeye], ayaa sheegay in haddii aan laga shaqeyn midnimada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close