Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne Gaas oo Agaasime guud u magacaabay Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha.

Digreeto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowladda Puntland,Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha,… Sii akhri

Posted on February 26, 2018February 26, 2018 by News Office

Dowladda Uganda oo markii u horraysay ciidamo cirka ah u soo dirtay Soomaaliya.

Posted on February 26, 2018 by News Office

Ciidanka difaaca cirka ee Uganda ayaa guutadii ugu horraysay u soo diray Soomaaliya,si ay u taageeraan hawlgalka Nabad Ilaalinta Midowga… Sii akhri

Al-shabaab oo Shaaciyay Magaca iyo qabiilka Mid Kamid Ahaa Ragii Fuliyay Qaraxyadii Muqdisho

Posted on February 26, 2018 by Cowke

Kooxda Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay magaca iyo qabiilka mid kamid ah ragii fuliyay weerarkii Jimcihii la soo dhaafay ka dhacay… Sii akhri

Ducaale ” Xilibaanadda DFS diidan uma ogolaanayno inay Nairobi ka dumayaan dowladda

Posted on February 26, 2018February 26, 2018 by Cowke

Hogaamiyaha aqlabiyada baarlamaanka Kenya Xildhibaan Adan Barre Ducaale ayaa ka hadlay siyaasiin ka soo horjeedo dowlada oo shirar uga soconayo… Sii akhri

Ciidamada Amaanka oo Howlgalo cuslus xalay ka sameeyay Muqdisho

Posted on February 26, 2018 by Cowke

Ciidamada amaanka dowlada Soomaaliya ayaa xalay howlgalo cuslus waxa ay ka sameeyeen qaar kamid ah degmooyinka Muqdisho. Howlgalkaan ayaa ahaa… Sii akhri

Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay oo cambaareeyay qaraxyadii Muqdisho.

Posted on February 25, 2018 by News Office

Xog-hayaha Guud waxaa uu si adag u cambaareynayaa weerarradii 23-kii Febraayo ka dhacay magaalada Muqdisho, kuwaas oo ay ku naf-waayeen… Sii akhri

Hay’adda Maamul wanaagga iyo La-dagaallanka Musuq Maasuqa Puntland oo qabatay shir ku saabsan sarraynta sharciga.

Posted on February 25, 2018February 25, 2018 by News Office

Shir ku saabsan kor u qaadista maamul wanaagga iyo la-dagaallanka Musuq maasuqa,ka sarraynta shirciga ee doorka dadweynaha oo ay soo… Sii akhri

Ciidammo Gaar ah oo Hawlgallo ballaaran ka billaabaya Magaalada Muqdisho, kaddib…

Posted on February 25, 2018February 25, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Kulan looga hadlayay Amniga iyo Xasiloonida Caasimadda Somalia ee Muqdisho ayaa laga soo saaray go’aano la xiriira… Sii akhri

Danjire Madiera oo Cambaareeyay Weeraradii argagaxiso ee Gilgilay Magaalada Muqdisho

Posted on February 25, 2018February 25, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ergayga Midowga Afrika ee Somalia, Danjire Francisco Madeira ayaa si adag u cambaareeyay weerarradii ay dadka badani… Sii akhri

Inj. Yariisow oo kulan la qaatay Xog-hayaha Guud ee Dawladaha Hoose ee Dalka Turkiga

Posted on February 25, 2018February 25, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Xog-hayaha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close