Uganda oo marti-gelinaysa Kulan ay isugu imaanayaan dalalka ay ka socdaan AMISOM
Kampala (PP) ─ Madaxweynaha Uganda Yoweri Kaguta Museveni, ayaa ku dhawaaqay in dalkiisu uu marti-gelinayo shir ay isugu imaanayaan madaxda… Sii akhri
Kampala (PP) ─ Madaxweynaha Uganda Yoweri Kaguta Museveni, ayaa ku dhawaaqay in dalkiisu uu marti-gelinayo shir ay isugu imaanayaan madaxda… Sii akhri
Dood-cilmiyeed ku saabsan doorka Aqoonyahannada ee sare u qaaddidda maamul wanaagga iyo La-dagaallanka musuq maasuqa oo ay soo agaasintay hay’adda… Sii akhri
Wajeer (PP) ─ Wasiirka Arrimaha Gudaha Kenya, Fred Matiangi ayaa maanta kula kulmay saraakiisha ugu sarreysa amniga Gobolka Waqooyi-bari ee… Sii akhri
Muqdisho (PP) ─ Wixii ka dambeeyay markii ay dhaceen weerarradii Al-shabaab ay toddobaadkan ka geysatay Muqdisho ayaa waxaa socday kulamo… Sii akhri
Nairobi (PP) ─ Maxkamadda sare ee Magaalada Nairobi ayaa saakay u xukmisay xildhibaan Aadan Barre Ducaale oo ah Hoggaamiyaha Aqlabiyada… Sii akhri
Madaxweynaha Maamulka Gal-Mudug Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa maanta ku wajahan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gal-Mudug. Qaban qaabo balaaran oo… Sii akhri
Kampala (PP) ─ Dowladda Uganda ayaa difaacday rasaastii ay ciidamada ka tirsan AMISOM ku fureen ciidammo Somali ah habeenkii Jimcaha… Sii akhri
Hargeysa (PP) ─ Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee Somaliland UCID, Inj. Faysal Cali Waraabe sheegay in Dowladda Jabuuti aysan raalli… Sii akhri
Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gellinkii dambe ee maanta ka dhoofay… Sii akhri
Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada dowladda Puntland ayaa maanta shaacisay natiijadii ka soo baxday imtixaan ay dhowaan ka qaadday 242… Sii akhri