Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Maamulka Gobolka Banaadir oo shaqadii ka joojiyay shaqaale cabiray dhul waddo ah

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa shaqada ka joojiyey Agaasimiha… Sii akhri

Posted on March 11, 2018March 11, 2018 by PP-Muqdisho

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay wada hadalada Soomaaliland iyo Soomaaliya

Posted on March 11, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ka hadlay arinta wada-hadalka Maamulka Somali-land. Madaxweynaha ayaa sheegay in dhawaan… Sii akhri

Yariisow”“ Shacabka Waxay Codsanayaan Sidii loo da-dajin Lahaa Maqaamkii ay Yeeelan Laheyd Muqdisho”

Posted on March 11, 2018 by Cowke

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Eng. C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisoow) ayaa ka hadlay arinta maqaamka Magaaladda Muqdisho. Eng.… Sii akhri

250 000 kun oo ku bara-baxay Colaaddi Oromada iyo Somalida oo degaannadoodi lagu celiyay.

Posted on March 10, 2018March 10, 2018 by News Office

Dowladda Ethiopia ayaa sabtidii maanta ku dhawaaqday in 250 000 kun oo qof oo ku bara-baxday rabshadihii ka dhacay xuduudka… Sii akhri

Dalladaha PUNSAA iyo SOSCENSA oo warsaxaafadeed kasoo saarey arrimaha dib u eegista dastuurka.

Posted on March 10, 2018 by Dhiirane

Dalladaha Ururadda aan dowliga ahayn ee PUNSAA iyo SOSCENSA oo ay ku mideysan yihiin inta badan ururada ka jira dalka… Sii akhri

Soomaaliland oo Hakisay Wada hadaladii Soomaaliya iyo Soomaaliland

Posted on March 10, 2018 by Cowke

Maamulka Soomaaliland ayaa ku dhawaaqay in muddo bil ah ay hakiyeen wada hadalo lagu waday in ay yeeshaan Maamulka Soomaaliland… Sii akhri

Madaxweynaha DF oo khudbo dhinacyo badan leh u jeediyay Xildhibaanada Baarlamaanka

Posted on March 10, 2018March 10, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa furay kal-fadhiga 3-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ay si wada… Sii akhri

Guddoomiye Jawaari oo ka hadlay Howlaha cusub ee Horyaalla Baarlamaanka Somalia

Posted on March 10, 2018March 10, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Sh. Cusmaan Aaden Jawaari oo maanta ka hadlayay furitaanta kalfadhiga 3-aad ee Baarlamaanka… Sii akhri

THABID CABID: Danta Dalka waxay ku jirtaa in Madaxdu aysan ka dhuuman Shacabkooda

Posted on March 10, 2018March 10, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqii hore ee magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed oo xalay hadal u jeedinayay boqolaal Soomaali ah oo… Sii akhri

Daawo:Juxaa oo umadda reer Puntland ugu baaqay in ay midnimadooda iyo amnigooda ilaashadan

Posted on March 10, 2018 by News Office

Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Cabdi Faarax Siciid(Juxaa) oo maanta soo gaaray magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close