Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Khudaarta degaannada Puntland oo loo iib-geynayo Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.

Beeraleeyda khudaarta ee degaannada Puntland ayaa bilowday in ay khudaar badan u iib-geeyan koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya,kadib markii fatahaad xooggan… Sii akhri

Posted on May 7, 2018 by News Office

Dekadda Bosaso oo maalintii afraad xiran

Posted on May 7, 2018May 7, 2018 by Liban Yusuf

Dekadda magaalada Boosaaso ayaa maalintii afraad xiran kadib markii ay ganacsatada wax kala soo dega ay diideen lacago dheeraad oo… Sii akhri

Gudoomiyaha cusub oo markii ugu horeeysay shir gudoominaya kulanka Baarlamaanka

Posted on May 7, 2018May 7, 2018 by Cowke

Gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya Amb. Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa shir gudoominaya kulankiisii ugu horeeyay ee Baarlamaanka. Xildhibaanada ayaa mid… Sii akhri

Shirka Dib u eegista Shaqada Caafimadka oo lagu soo xiray Boosaso.

Posted on May 7, 2018May 7, 2018 by Cabdiqani Boos

Shirka Dib u eegista Shaqada Caafimadka ee Gobolada bari & Gardafuu ayaa Lagu qabtay Magaalada Boosaso, waxaana goob jooog ka… Sii akhri

ONLF:- “Axmed Madoobe wuxuu saxayaa khaladkii ay galeen madaxda Dowladda”

Posted on May 7, 2018May 7, 2018 by Cowke

Jamhadda ONLF ayaa ka hadashay kulankii dhex-maray Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe), iyo C/kariin Shiikh Muuse (Qalbi-dhagax)… Sii akhri

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo la kulmay Safiirka Dalka Norway u fadhiya Soomaaliya

Posted on May 7, 2018May 7, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Benaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo kulan la qaatay Danjiraha… Sii akhri

Niciimo Qorone oo xabsiga laga sii daayay

Posted on May 7, 2018May 7, 2018 by Cowke

Abwaanad Niciimo Qorone oo dhowaanahaan ku xirneyd magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland ayaa goordhoweyd dib xoriyadeedii u heshay. Madaxweynaha Somaliland… Sii akhri

Ciidan Kenyan ah oo lagu dilay qarax Miino oo lagula eegtay deegaanka dhoobley

Posted on May 7, 2018May 7, 2018 by PP-Muqdisho

Dhoobley (PP) ─ Ugu yaraan todobo askari oo ka tirsan ciidamada Kenya ayaa lagu dilay qarax miino degmada Dhoobley ee… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo go’aanno ka soo saaray arrimaha Xajka

Posted on May 6, 2018May 6, 2018 by News Office

Guddiga joogtada ah ee Golaha  Wakiilada dowladda Puntland, ayaa maanta fadhigooda todobaad laha warbixin kaga dhegaystay,Wasiirka Caddaaladda,Awqaafta,Arrimaha Diinta,iyo Dhaqan-celinta xukuumada… Sii akhri

Shir looga arrinsanayey dejinta siyaasad muhim u ah shaqaala Puntland oo lasoo af-meeray

Posted on May 6, 2018 by Jama Farah

Shirkaan oo noqonay kii afraad ee noociisa ah isla markaana dabo jooga saddex shir oo isaga ka horreeyey oo looga… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close