Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dowladda Somalia oo Hawadeeda uga Digtay Diyaaradaha aan Ogolaashaha ka Haysan

Muqdisho (PP) ─ Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada ee Somalia, Yuusuf Cabdi Cabdulle ayaa shaaca ka qaaday… Sii akhri

Posted on June 21, 2018 by PP-Muqdisho

Khayre oo arrimo muhiim ah kala hadlay Jaaliyada Soomaaliyeed ee Norway

Posted on June 21, 2018June 21, 2018 by PP-Muqdisho

Oslo (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khaye, ayaa magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway kula kulmay jaaliyada Soomaaliyeed… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay Itoobiya

Posted on June 21, 2018June 21, 2018 by Cowke

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada Addis-Ababa ee dalka Itoobiya, halkaas… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Kheyre oo beeniyay in heshiis lala galay Itoobiya

Posted on June 21, 2018June 21, 2018 by Cowke

Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo boqolaal Soomaaliyeed kula hadlayay Dalka Norway ayaa been abuur ku tilmaamay… Sii akhri

Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay Colaadaha Tukaraq

Posted on June 21, 2018June 21, 2018 by Cowke

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay dagaaladii Puntland iyo Soomaaliland ku dhexmaray Tukaraq. Xasan Sheekh ayaa… Sii akhri

Somaliland oo lagu eedeeyay ka been abuurka gabdho isku dilay Garoowe.

Posted on June 21, 2018June 21, 2018 by Dhiirane

Odoyaal iyo waalidiin kasoo jeeda Gobolka Sool oo heyb qoys la wadaaga labo gabdhood oo maalmo ka hor gacan ka… Sii akhri

Laascaano:-Odoyaal la kulmay xubno ka tirsan Madaxtooyada Hargeysa.

Posted on June 20, 2018 by Dhiirane

Wafti uu hogaaminayo La taliyaha arrimaha bulshada Madaxweynaha Somaliland oo maalmihii lasoo dhaafey ku sugnaa magaalada Laascaano ayaa maanta kulan… Sii akhri

Xildhibaan Fiqi oo sheegay in Madaxweynuhu uu isaga is-weydiiyay dhamaan su’aalihii uu…

Posted on June 20, 2018June 20, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi oo ka tirsan xubnaha sida aadka ah uga soo horjeeda Dowladda Federaalka ah… Sii akhri

Dowladda federaalka oo diiday barnaamij si gaara loola macaamili jiray Somaliland

Posted on June 20, 2018June 20, 2018 by Liban Yusuf

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa diiday in barnaamijka hiigsiga cusub (New Deal) si gaara loola macaamilo (Special arrangement) maamulka Somaliland. Qoraal… Sii akhri

RW ku xigeenka Somalia oo ka hadlay dejinta siyaasadda daryeelka Barakacayaasha iyo…

Posted on June 20, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Somalia, Mahdi Maxamuud Guuleed ( Khader) oo maanta furay Mashruuca taageerada horumarka iyo dhaqan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close