Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Farmaajo “Baarlamaanka waa in ay kaalintooda sharci ka qaataan hirgelinta hay’adda qaran ee naafada”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xubno kamid ah dalladaha ururrada naafada kuwaas… Sii akhri

Posted on June 30, 2018June 30, 2018 by Cowke

Dowlada Soomaaliya oo sheegtay inay baarayso 84 Soomaali ah oo uu Mareykanku soo tarxiilay

Posted on June 30, 2018June 30, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Afhayeenka Wasaaradda Amniga Soomaaliya, C/casiis Cali Ibraahim [Xildhibaan] ayaa sheegay in 84-qof oo Soomaali ah oo laga… Sii akhri

Itoobiya oo ka hadashay sii deyntii Qalbi-dhagax iyo heshiiskii Muqdisho

Posted on June 30, 2018June 30, 2018 by Cowke

Dowlada Itoobiya ayaa faahfaahin ka bixisay sii deeynta Cabdikariim Sheekh Muuse (Qalbi-dhagax) oo kamid ah ururka ONLFoo bishii Agoosto ee… Sii akhri

Arday Soomaaliyeed oo lagu eedeeyay inay xiriir la leeyihiin Gülen oo lagu xiray Turkiga

Posted on June 30, 2018 by PP-Muqdisho

Ankara (PP) ─ Wakaaladda Wararka Turkiga ee Anadolu ayaa sheegtay in ciidamada Turkiga ay xabsiga dhigeen arday Soomaaliyeed oo la… Sii akhri

Xeer ilaaliyaha guud ee Puntland oo amar ku bixiyay in la soo qabto xisaabiyihii hore ee gobolka Mudug

Posted on June 30, 2018June 30, 2018 by jml

Xeer ilaaliyaha guud ee Puntland Maxamuud Xasan Aw Cismaan oo maantay xafiiskiisa saxaafada kula hadlay ayaa amar ku bixiyey in… Sii akhri

Gudoomiyaha Gobolka Sh/Hoose iyo masuuliyiin kale oo qarax lagu dhaawacay

Posted on June 30, 2018June 30, 2018 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya duleedka Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi goordhow uu ka dhacay qarax miino. Qaraxaasi ayaa… Sii akhri

Munaasabada Diyaargaroowga 1-da Luulyo oo ka Socoto Muqdisho iyo Gobolada Dalka

Posted on June 30, 2018 by Cowke

Munaasabada Maalinta is raaca Gobolada Woqooyi iyo Koonfur oo ku beegan 1-dii Luulyo Sanadkii 19960-kii ayaa diyaargaroowgeeda waxa uu ka… Sii akhri

ONLF oo dhaliishay qorshaha Itoobiya ay shidaalka uga soo saarayso deegaanka Soomaalida

Posted on June 29, 2018June 29, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Jabhadda ka dagaalanta dalka Itoobiya ee ONLF, ayaa dhaliishay go’aanka ay Dowladda Itoobiya shidaalka uga soo saartay… Sii akhri

Sheekh Abu-Mansur iyo Mareykanka oo isla gartay sidii ay isaga kaashan lahaayeen…

Posted on June 29, 2018June 29, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wafdi ka socday Sheekh Mukhtaar Roobow Cali [Abuu-Mansuur] oo ka mid ahaa asaasayaashii Al-shabaab, balse dhawaan kasoo… Sii akhri

Shirka Madasha Wasaaradaha Dastuurka DF, D/Goboleedyada iyo G. Banaadir oo furmay

Posted on June 29, 2018June 29, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Shirka Madasha shanaad ee ay ku mideysan yihiin Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close