Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta oo ka wada hadlay iskaashiga labada dal

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo caawa khadka telefoonka kula xiriiray Madaxweynaha Kenya Mudane Uhuru Kenyatta ayaa… Sii akhri

Posted on October 28, 2018 by Cowke

Xildhibaan katirsan DDSI oo lagu Xeray Jig Jiga

Posted on October 28, 2018 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya magaalada Jig Jig ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu xeray… Sii akhri

Duqa Muqdisho oo Casuumaad u sameeyay Madaxdii ka qeeybgashay shirkii OIC

Posted on October 28, 2018October 28, 2018 by Cowke

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow ayaa xalay xarunta maamulka Gobolka Banaadir casho sharaf ugu… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo markale dowlad goboleedyada ugu yeeray shir

Posted on October 28, 2018 by Liban Yusuf

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa war qoraal ah oo uu soo saaray dowlad goboleedyada ku martiqaaday… Sii akhri

Madaxweyne Gaas oo rukhseeyay sarkaal sare oo ka tirsanaa Booliiska

Posted on October 27, 2018October 27, 2018 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) ayaa shaqada ka ceyriyay sarkaal sare oo ka tirsanaa Booliiska Puntland,kaasoo kamid ahaa… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo rukhseeyay saraakiil ciidan

Posted on October 27, 2018October 27, 2018 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland ,Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa shaqada ka rukhseeyay 7 sarkaal oo ka tirsanaa ciidamada Daraawiishta Puntland,kuwaasoo maalmo… Sii akhri

Warmurtiyeed laga soo saaray shirkii iskaashiga islaamka ee Muqdisho ka dhacy

Posted on October 27, 2018October 27, 2018 by Cabdiqani Boos

Muqdisho[Puntland Post]-Halkan ka daawo Shirka Jaraa,id ee Wasiirka wasarada arimaha dibada soomaliya kaas oo ka hadlaya warmurtiyeedkii ka soo baxay… Sii akhri

Ilaalada Mas’uuliyiinta Dowlad-goboleedka Jubbaland oo lagu soo rogay Amarro Culus

Posted on October 27, 2018 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Wasiirka Amniga Dowlad-goboleedka Jubbaland, C/rashiid Xasan C/nuur oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Kismaayo ayaa xusay inaan… Sii akhri

Maxkamada Ciidamada Soomaaliya oo u digtay Ciidamada

Posted on October 27, 2018October 27, 2018 by Cabdiqani Boos

Muqdisho[Puntland Post] Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Soomaliya ayaa ciidamada uga digtay in qof shacab ah oo aan hubeysnayn ayaa… Sii akhri

Muxuu u furmi waayay kal-fadhiga Baarlamanka Puntland?

Posted on October 27, 2018October 27, 2018 by News Office

Kal-fadhigii u dambeeyay ee Baarlamanka Puntland ayaa kooram la’aan u furmi waayay,,sida uu xaqiijiyay guddoonka golaha wakiilada. In ta badan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close