Madaxweyne Farmaajo oo ka qeeybgalay Xuska Aas Aaska ciidamada Booliska
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta ka qayb-galay xuska sannad guurada 75aad ee ka soo wareegtay aasaaskii Ciidanka…
Open this website in Safari first.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta ka qayb-galay xuska sannad guurada 75aad ee ka soo wareegtay aasaaskii Ciidanka…
Magaalada Muqdisho caasimada dalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta ay ka dhacdo munaasabada dabaaldaga aas aaska ciidamada Booliska Soomaaliya. Ciidamada Booliska…
Senator Maxamuud Mashruuc oo kamid ah Barlamanka Aqalka Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta qado-sharafeed xarunta Dalxiiska ee Hidda Raac Garowe…
Cabdicasiis Xassan Maxamed oo ku magac dheer Laftagareen Wuxuu ku dhashay degmada Luuq ee gobolka Gedo, sanadkii 1970. Wuxuu leeyahay hal xaas…
Wasiirkii wasaaadda Arrimaha gudaha dowladda Puntland,Cabdullaahi Cali Xirsi(Tima-cadde) ayaa magaalada Garoowe kaga dhawaaqay inuu u sharraxanyahay madaxweyne ku xigeenka Puntland doorashada madaxtinimada…
Buuggan oo ahaa mid lagu soo bandhigayay qorshe siyaasadeedka waxqabadka carruurta iyo halka ay hiigsanayso 5 sano ee soo socota ayaa maanta…
Baydhabo (PP) ─ C/casiis Xasan Maxamed [Lafta-gareen] oo ka mid ahaa musharraxiintii u Tartamayay jagada madaxweynaha maamulka Koonfur-galbeed Somalia ayaa ku guuleystay…
Baydhabo (PP) ─ Waxaa xarunta madaxtooyada ee mamulka Koonfur-galbeed ka billowday doorashada madaxweynaha maamulkaas oo ay ku tartamayaan illaa shan musharrax oo…
Wasiirka Wasaarada arimaha gudaha Dawlada Puntland Cabdullaahi Cali Xirsi Timacadde ayaa iska casiley xilkii uu hayey ee wasiirka arimaha gudaha iyo Dawladaha…
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay maanta waxaa lagu wadaa in ay ka dhacdo doorashada madaxtinimo ee maamulkaasi. Amaanka Magaalada Baydhabo ayaa…