Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Qaraxyo Iyo Weerar Lagu Qaaday Saaka Xarun Ku Taalla Gaalkacyo

Gaalkacayo-[Puntland Post ]Wararka naga soo gaaraya Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in qaraxyo iyo rasaas… Sii akhri

Posted on November 26, 2018 by Cabdiqani Boos

Xaliimo Yarey “2020-ka Soomaaliya waxaa ka dhaceysa doorasho qof iyo cod ah”

Posted on November 25, 2018November 26, 2018 by Cowke

Gudoomiyaha Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka Soomaaliya Marwo Xaliimo Ismaaciil Ibraahim Xaliimo Yarey oo ka hadashay munaasabad maanta lagu… Sii akhri

Musharixiintii ugu badnaa ee Koonfur Galbeed oo is casilay

Posted on November 25, 2018November 26, 2018 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxa ay sheegayaan in ay… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Nairobi kaga qeyb galaya Shirka Dhaqaalaha Badaha

Posted on November 25, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaas… Sii akhri

Musharrax Jebiye oo $20,000 ugu deeqay horumarinta degmada Dangorayo ee Gobolka Nugaal.

Posted on November 25, 2018November 26, 2018 by Cabdiqani Boos

Musharraxa xilka Madaxwaynaha Puntland ee sannadka 2019, Injineer Maxamuud Khaliif Xasan Jebiye iyo wafdi ballaaran oo uu horkacayo ayaa si… Sii akhri

Musharrax Siciid Dheere oo lagu soo dhoweeyay Gaalkacyo

Posted on November 25, 2018November 25, 2018 by News Office

Musharraxa doorashada madaxweynaha Puntland ee sannadka 2019-ka sarreeye Guud Siciid Maxamed Xirsi(Siciid Dheere) oo maalmahan socdaal ku marayay degaanno ka… Sii akhri

Shir lagu Falanqeynayo Arrimaha Xuquuqda Aadanaha ee Dastuurka oo ka Furmay Xamar

Posted on November 25, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Waxaa magaalada Muqdisho ka furmay shir seddex maalin socon doona oo ay si wadajir ah u wada… Sii akhri

Maamulka Gobolka Banaadir oo Jawaab Adag ka bixiyay Warbixintii Guddiga Maaliyadda BF

Posted on November 25, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Maamulka Gobolka Banaadir, isagoo ka falcelinaya qoraalka kasoo baxay shaqsiyaad ka mid ah Guddi Hoosaadka Maaliyadda BFS,… Sii akhri

Puntland: Wasaaradda Haweenka oo daah-furtay ol’olaha joojinta tacaddiyada Haweenka

Posted on November 25, 2018November 25, 2018 by News Office

Wasaaradda horumarinta Haweenka iyo arrimaha Qoyska dowladda Puntland ayaa Axadda maanta ah  daah-furtay ol’olaha maalinta caalamiga ah ee joojinta  tacaddiyada… Sii akhri

Puntland oo beenisay in xukuumadda Soomaaliya lacag ugu deeqday jidka Ceeldaahir-Ceerigaabo

Posted on November 25, 2018November 25, 2018 by News Office

Dowladda Puntland ayaa gebi ahaanba beenisay in xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay lacag ugu deeqday dhismaha jidka Ceeldaahir-Ceerigaabo ee ay iska’… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close