Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ex. xildhibaan Cabdi Barre oo ka digay in qalalaase laga rido doorashada Puntland

Ex. Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf Jibriil oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa ka digay fara-gelin uu sheegay… Sii akhri

Posted on December 27, 2018December 27, 2018 by News Office

Qarax ka dhacay Muqdisho

Posted on December 27, 2018 by Cowke

Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya goordhow waxaa ka dhacay qarax qasaare geeystay. Qaraxaan ayaa waxaa uu ka dhacay degmada Waabari… Sii akhri

Wasiir Beeyle oo la kulmay guddiga Cusub ee maaliyada Baarlamaanka

Posted on December 27, 2018 by Cowke

Wasiirka maaliyada xukuumada Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ahna xildhiaaan katirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa villa Hargeysa kula kulmay guddiga maaliyada… Sii akhri

Dawladda Puntland oo casriyaynaysa hannaankeeda kaydinta ama diinwaan gelinta shaqaalaha

Posted on December 27, 2018 by Jama Farah

Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha dhallinyarada iyo ciyaaraha dawladda Puntland ayaa qabatay kulan looga arrinsanyey sidii dawladda Puntland loogu samayn lahaa… Sii akhri

Guddiga cusub ee Maaliyadda Baarlamaanka Soomaaliya oo doortay Guddoon cusub

Posted on December 26, 2018December 26, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xarunta Villa Hargeysa ee Muqdisho waxaa galabta ka dhacday doorashada guddoonka guddiga Maaliyadda, Miisaaniyadda iyo Qorsheynta ee… Sii akhri

Siciid Dheere: Musharax cad-cad, hadana la socda dabeylaha isbedelka geeska

Posted on December 26, 2018December 26, 2018 by Liban Yusuf

In kabadan Soddon musharax ayaa u baratamaya doorashada Puntland ee la qorsheeyay 8-da Janaayo 2019, ma ahan xaalad ugub ah… Sii akhri

Faroole oo yimi Garowe, kana hadlay doorashada Puntland

Posted on December 26, 2018December 26, 2018 by Liban Yusuf

Cabdiraxmaan Sheekh Maxammed Maxamuud (Faroole) madaxweynihii hore ee Puntland, hadana ah Senator ka tirsan aqal sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa… Sii akhri

Madaxweyne Gaas oo soo geba-gabeeyay safarkiisi Nairobi

Posted on December 26, 2018December 26, 2018 by News Office

Madaxweynaha dowladda Dr Cabdiweli Cabdiweli Maxamed(Gaas) ayaa maalinta berri ah ku soo wajahan magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland,sida ay xaqiijiyeen… Sii akhri

Guddiga Maaliyadda Golaha Shacabka oo dib u-habayn lagu sameeyay

Posted on December 26, 2018 by News Office

Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamanka Soomaaliya,Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan ayaa dib u-habayn ku dameeyay Guddiga Miisaaniyadda,Maaliyaddda,Qorshaynta iyo La-xisaabtanka hay’adaha Dowladda ee… Sii akhri

Shirkii Golaha Wasiirrada DF ay Muqdisho ku yeesheen oo laga soo Saaray Amar Culus

Posted on December 25, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Shirka toddobaalaha ah ee tubta Arrimaha Bulshada oo maanta uu guddoominayay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close