Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxa Mashruuca CIP oo booqasho ku yimi Puntland, kulamona la qaatay hay’adaha dawladda

Madaxa Mashruuca tayaynta hay’adaha dawladda Puntland ee Capacity Injection Project ee Soomaaliya Mr Georgy oo safar shaqo ku yimi Puntland… Sii akhri

Posted on January 21, 2019 by Jama Farah

Dab ka kacay Garoowe oo dhimasho iyo dhaawac dhaliyay

Posted on January 21, 2019 by News Office

Hal ruux ayaa ku dhintay,laba kalena waa ku dhaawacmeen, dab ka dhashay haan nooca gaaska keydisa oo duhurnimadii maanta ku… Sii akhri

Puntland: Baarlamanka oo cod ku kala saaray xubno lagu heshiin waayay

Posted on January 21, 2019January 21, 2019 by News Office

Baarlamanka Puntland ayaa saaka cod qarsoodi ah u qaaday, xubno u tartamay  guddiga joogtada ah ee Golaha wakiilada Puntland ee… Sii akhri

Gabadha kaliya ee ku jirta Baarlamaanka Puntland oo kamid noqotay gudiga joogtada

Posted on January 21, 2019January 23, 2019 by Farah

Naciimo Cabdi Caarshe oo ah gabadha kaliya ee kamida Baarlamaanka cusub ee Dawlada Puntland ayaa kamid noqotay gudiga joogtada ah… Sii akhri

Lafta Gareen “Mukhtaar Roobow dhawaan ayaa la soo deeynayaa”

Posted on January 21, 2019January 21, 2019 by Cowke

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Maxamed Xasan (Lafta Gareen) ayaa magaaladda Baydhabo kula kulmay Odayaasha Dhaqanka maamulkaasi. Kulanka oo… Sii akhri

Al-shabaab oo weerar ku qaaday gudaha Kenya

Posted on January 21, 2019January 21, 2019 by Cowke

Kooxda Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday xarun ay shirkad Shiineys ah ku laheyd deegaanka Shimbirley oo hoos yimaada magaalada Gaarisa… Sii akhri

Meydadka 4 ruux oo lagu arkay duleedka Muqdisho

Posted on January 21, 2019January 21, 2019 by Cowke

Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa meydadka afar ruux oo xalay lagu arkay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaaladda Muqdisho.… Sii akhri

Siyaasi sheegay inuu ku xanuusaday lacaggo xaaraana oo uu qaatay mar uu xil Dawladeed hayey

Posted on January 20, 2019January 20, 2019 by Farah

Maxamed Jaamac Abgaal oo ahaa wasiirkii hore ee boostada iyo isgaarsiinta Somaliland ee xukuumdii Madaxweyne Siilaanyo ayaa sheegay inuu xanuuno… Sii akhri

Isbeddel ballaaran oo ku yimid fikirkii Trump uu ka qabay Qaxootiga galaya Mareykanka

Posted on January 20, 2019January 20, 2019 by PP-Muqdisho

Washington (PP) ─ Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa wuxuu u muuqdaa inuu kasoo dabcay mowqifyadii adkaa ee uu ka taagnaa… Sii akhri

Maraykanka oo war ka soo saaray duqeyntii Araare

Posted on January 20, 2019 by News Office

  Militariga Maraykanka ayaa sheegay in ay ilaa 52 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab ku dileen duqeyntii shalay ka dhacday… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close