Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Xamse oo jeediyay hadallo uu ugu duur-xulay Deni iyo Axmed Madoobe

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta jeediyay hadal ay dadka qaarkii u arkeen in uu kaga… Sii akhri

Posted on February 3, 2026February 3, 2026 by Desk

Puntland oo xukun dil ah fulisay

Posted on February 3, 2026February 3, 2026 by Desk

Sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiin ka tirsan maxkamadda sare ee Puntland waxaa saaka oo talaado ah dil toogasho ah lagu fuliyay… Sii akhri

Somaliland Clerics Condemn Use of Secession  Cause Against Palestine

Posted on February 2, 2026February 2, 2026 by cph

Hargeisa (PP Comment) — Last week, Sheikh Mustafe Haji Ismail delivered a sermon on the recognition of the Somaliland Administration… Sii akhri

Kulan ay markale yeesheen baarlamaanka federaalka oo ku soo dhammaaday buuq iyo gacan-qaad

Posted on February 2, 2026February 2, 2026 by Desk

Kulan ay maanta markale yeesheen xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo la damacsanaa in looga doodo wax ka… Sii akhri

Buuq iyo gacan-qaad ka dhacay gudaha baarlamaanka Soomaaliya

Posted on February 2, 2026February 2, 2026 by Desk

Kulan ay maanta yeesheen xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo la doonayay in looga doodo wax ka beddelka… Sii akhri

Axmed Madoobe oo xorriyadiisa siiyay senator Ilyaas Badal Gaboose

Posted on February 2, 2026February 2, 2026 by Desk

Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe ayaa xorriyadiisa siiyay senator Ilyaas Badal Gaboose oo ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, kaas… Sii akhri

DFS oo ka hadashay sababta ay u celisay diyaaradihii siday ilaalada Deni iyo Axmed Madoobe

Posted on February 1, 2026February 1, 2026 by Desk

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland ay jabiyeen baratakoollada iyo habraacyada lagu sugo amniga garoonka diyaaradaha… Sii akhri

Golaha Mustaqbalka oo sheegay in ay dib u eegis ku sameyn doonaan tubta wadahadallada Muqdisho

Posted on February 1, 2026February 1, 2026 by Desk

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa cambaareeyey go’aankii Dowladda Federaalka Soomaaliya ku celisay diyaaradihii waday ciidanka ilaalada madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland. War-saxaafadeed… Sii akhri

Puntland oo madaxweyne Xasan Sheekh ku eedeeysay in uu fashilinayo shirka Muqdisho

Posted on February 1, 2026February 1, 2026 by Desk

Puntland ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay khatar gelisay saraakiil iyo ciidamo ka tirsan ilaalada madaxweyne Deni oo diyaaradii… Sii akhri

Ilaalada Deni oo dib ugu soo laabtay Garowe, kaddib markii loo diiday in ay ka degaan Muqdisho

Posted on February 1, 2026February 1, 2026 by Desk

Garoonka diyaaradaha magaalada Garowe waxaa goordhaweyd dib ugu soo laabatay diyaarad saaka qaaday ciidamo ka tirsan ilaalada madaxweynaha Puntland, taas… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close