Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Real Madrid oo jab kala kulantay koobka kooxaha Yurub

Kooxda Real Madrid oo saddexdii sano ee u dambeysay difaacanaysay koobka kooxaha Yurub ee UEFA Champions League-ga ayaa caawa si… Sii akhri

Posted on March 6, 2019March 6, 2019 by Liban Yusuf

Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’isilwasare Abiy Axmed oo Nairobi ka dagay

Posted on March 5, 2019March 5, 2019 by Cowke

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Abiy Axmed ayaa caawa gaaray Nairobi. Madaxaeyne Farmaajo iyo… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Itoobiya oo ku wajahan Caasimadda Kenya

Posted on March 5, 2019March 5, 2019 by PP-Muqdisho

Addis Ababa (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed ayaa goor dhaw u ambabaxaya… Sii akhri

Puntland: go’aan laga soo saaray dadka ku eedaysan kufsiga

Posted on March 5, 2019March 5, 2019 by News Office

Hay’adda la’dagaallanka HIV/AIDS-ka dowladda Puntland ee (PAC), ayaa ka dalbatay laamaha amniga iyo xeer-ilaalinta Puntland in Virus-ka HIV laga baaro,… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray dalka Itoobiya

Posted on March 5, 2019March 5, 2019 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Addis Ababa ayaa waxa Garoonka… Sii akhri

Garbahaarey: Toogasho lagu fuliyay nin kufsaday haweeneey kadibna dilay

Posted on March 5, 2019March 5, 2019 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu toogtay nin kufsaday… Sii akhri

Wasiirka Waxbarashada Puntland oo la dhaariyay

Posted on March 5, 2019March 5, 2019 by Cowke

Wasiirka Wasaaradda Wabarshada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Puntland ee uu dhowaan soo magacaabay Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi… Sii akhri

Farmaajo oo u amba baxay Itoobiya

Posted on March 5, 2019March 5, 2019 by Cowke

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta uudhoofay dalka Itoobiya. Agaasimaha madaxtooyada Soomaaliya Cabdinuur Maxamed Axmed ayaa ka warbixiyay safarka… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay laamaha amniga

Posted on March 5, 2019March 5, 2019 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bogaadiyay laamaha amniga, hawl wadeennada caafimaadka, hay’adaha gurmadka degdega ah iyo… Sii akhri

Dilal Maanta siyaabo kala duwan uga dhacay Magaalada Muqdisho iyo duleedkeeda

Posted on March 4, 2019March 4, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Sadex dil ayaa maanta siyaabo kala duwan uga dhacay Magaalada Muqdisho, kuwaas oo mid ka mid ah… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close