Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Xukuumadda Federalka Soomaaliya oo soo saartay habraaca doorashooyinka Galmudug iyo Jubaland

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay habraaca doorashooyinka dowlad goboleedyada Galmudug iyo Jubaland. War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha gudaha… Sii akhri

Posted on May 25, 2019May 25, 2019 by News Office

Garsoorayaashii maxkamadaha gobolka Mudug oo la kala diray

Posted on May 25, 2019May 25, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Deni ayaa kala diray garsoorayaashii maxkamadda darajada Koowaad iyo maxkamadda rafcaanka gobolka Mudug iyo sidoo kale… Sii akhri

Deni oo magacaabay guddiga dib u-habaynta hay’daha dowladda ee gobolka Mudug

Posted on May 25, 2019May 25, 2019 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta magacaabay guddi qaabilsan dib u-habaynta hay’daha dowladda Puntland ee gobolka Mudug. Dikreeto ka… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay weriyaasha gobolka Mudug

Posted on May 25, 2019May 25, 2019 by News Office

Madxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la qaatay weriyayaasha gobolka Mudug, gaar ahaan wariyayaasha ka hawlgala Magaalada… Sii akhri

Garoowe oo kaalinta kowaad ka gashay tartanka Qur’aanka kariimka ee gobollada Puntland

Posted on May 25, 2019May 25, 2019 by News Office

Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa kaalinta kowaad ka gashay tartanka Qur’aanka Kariimka oo sannad kasta bisha barakaysan ee… Sii akhri

Xog: Madaxweynaha Puntland oo xilka ka qaadaya mas’uuliyiin kala duwan

Posted on May 25, 2019May 25, 2019 by News Office

Xubno ka tirsan xafiiska madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xaqiijiyay in madaxweynuhu isbeddel ballaaran ku samayn doono maamulka… Sii akhri

Xisbiga Xassan Shekh oo sheegay in Galmudug halis ugu jirto in ay burburto

Posted on May 25, 2019May 25, 2019 by News Office

Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka oo uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xassan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay in dowlad goboleedka… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo u amba baxay South Afrika

Posted on May 24, 2019May 24, 2019 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay Magaalada Pretoria ee Caasimadda Dalka… Sii akhri

Theresa May oo shaacisay wakhtiga ay is casilayso

Posted on May 24, 2019May 24, 2019 by News Office

Ra’iisul wasaaraha dalka UK Theresa May ayaa jimcaha maanta shaacisay in ay si rasmi ah xilka isaga casilayso 7-da bisha… Sii akhri

Dikreeto: Maamulkii isbitaalka guud ee Garoowe oo la beddelay

Posted on May 24, 2019May 24, 2019 by News Office

Wasiirka wasaaradda Caafimaadka dowladda Puntland Dr Jaamac Faarax Xassan ayaa xilka ka qaaday agaasimihii isbtitaalka guud ee magaalada Garoowe Maxamed… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close