Wufuud kala duwan oo ku wajahan Cadaado iyo Dhuusamareeb
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa sida la sheegayo maanta ku wajahan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud kadib…
Open this website in Safari first.
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa sida la sheegayo maanta ku wajahan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud kadib…
Allaha u naxariistee waxaa geeriyooday Dr. Saalax Xaaji Cabdullaahi oo ahaa dhakhtar weyn oo laga yaqaaney dhamaan geyiga Soomaaliya, gaar ahaan Puntland…
Madaxa xukuumadda Galmudug Sheikh Maxamed Shaakir Cali Xassan ayaa Villa Somalia ku raacay in doorashada madaxtinimada Galmudug la qabto 4 bisha July…
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in doorashada madaxtinimada Galmudug la qaban doono 4 bisha soo socota ee July sannadkan 2019. War-saxaafadeed ka…
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ku dhawaaqay in uu gebi ahaanba buray heshiiskii midaynta Galmudug iyo Ahlu-sunna Waljamaaca…
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa wadahadal laba dhinacle ah maanta kula yeeshay dhiggiisa China, Mudane…
Dowladda Puntland waxay ka tacsiyaynaysaa geerida Alle ha u naxariistee Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Puntland Yuusuf Xaaji Nuur oo Ku geeriyoodey dalka…
Guddoomiyihii maxkamadda sare ee dowladda Puntland Yusuf Xaaji Nuur, ayaa ku geeriyooday Dalka Turkiga, halkaasi oo xaalad caafimaad loo geeyay. Dr. Yuusuf…
Ciidamada amniga dowladda Puntland, ayaa todobaad ka hor magaalada Gaalkacyo ka qabtay, saddex nin oo la sheegay in ay abaabuleen, shir ka…
Taliyaha ciidamada Daraawiishta dowladda Puntland ee degmada Towfiiq oo ka tirsan koonfurta gobolka Mudug, G/sare Maxamed Maxamuud Cumar (Gacayte), ayaa muuqaal uu…