Video article Guddoonka Labada Gole ee Baarlamanka Federaalka oo khudbado u jeediyayGolaha Wakiilada Puntland
Guddoonka Labada Gole ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka qeyb-galay fadhiga 23-aad ee Kal-fadhiga Golaha Wakiilada Dowladda Puntland. Guddoomiyaha Golaha Shacabka…