Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in xukunka Maxkamadda Cadliga Adduunka uu qaban doono Kenya

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay khudbaddiisi uu ka jeediyay shirka Golaha guud ee Qaramada Midoobay waxa… Sii akhri

Posted on September 27, 2019September 27, 2019 by News Office

Madaxweyne Farmaajo oo Golaha guud ee Qaramada Midoobay uga warbixiyay xaaladda Soomaaliya

Posted on September 27, 2019September 27, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey Shirweynaha Qaramada Midoobey ayaa ka warbixiyey xaaladda siyaasadda, dhaqan… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo gaaray dalka Turkiga

Posted on September 26, 2019September 26, 2019 by cph

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo oo isu jira Wasiiro, Xildhibaano,… Sii akhri

Madaxweyne Uhuru Kenyatta: Soomaaliya waa in ay wada hadal ka gasho muranka badda.

Posted on September 26, 2019September 26, 2019 by cph

Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa ku adkeeyay Soomaaliya in ay oggolaato wada-hadallada ku saabsan dhul baddeedka lagu muransan yahay… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo si adag u difaacay go’aanka ay ku wareejiyeen madaarka Bosaso

Posted on September 26, 2019September 26, 2019 by cph

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa sheegay in garoonka diyaaradaha Boosaaso maamulkiisa lagu wareejiyay shirkad laga leeyahay dalka Imaaraatka… Sii akhri

Madaxweyne Deni: Hawada Soomaaliya maahan Dukaan qof leeyahay

Posted on September 26, 2019September 26, 2019 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in uu ka qeyb galayo caleemo-saarka madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxmed Islaan (Axmed Madoobe).… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Puntland iyo wefdi uu hoggaaminayo oo u ambabxay dalka Turkiga

Posted on September 25, 2019September 25, 2019 by News Office

Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntlland Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Wefdi uu hoggaaminayo oo isagu jira Wasiiro, Xildhibaano iyo Ganacsato ayaa… Sii akhri

Deg Deg : Caleemo saarka Madaxweynaha Jubbaland oo dib loo dhigay

Posted on September 25, 2019September 25, 2019 by cph

Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa dib u dhigay xaflada caleemo saarka madaxweynaha Jubaland, Axmed Madoobe, taasoo lagu waday inay qabsoomto maalinta… Sii akhri

Somaliland oo handaraabtay keydka haamaha shidaalka

Posted on September 25, 2019September 25, 2019 by cph

Somaliland ayaa ku wargalisay ganacsatada shidaalka lasoo dega in aanay keenin wax shidaal ah bishaan iyo bisha soo socota, iyadoo… Sii akhri

Wafdi culus oo katirsan xukuumada Puntland oo ku wajahan Buuhoodle

Posted on September 25, 2019September 25, 2019 by cph

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa faray masuuliyiinta golihiisa xukuumada ee kasoo jeeda gobolka Cayn inay si degdeg ah… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close