Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Xilkasnimo la’aantaada: Han dhintay iyo hurguri (Q4)

Midowgii Soofiyeeti oo hoggaaminayey xoogaggii Waarsow ee siyaasaddii garabka bidix caalamkana u ahaa miisaan siyaasadda lagu cabbiro, marka la barbardhigayo… Sii akhri

Posted on October 20, 2019October 20, 2019 by Liban Yusuf

Senator Mashruuc oo sharci darro weyn ku tilmaamay go’aan kasoo baxay Puntland

Posted on October 20, 2019October 20, 2019 by cph

Senator Maxamuud Mashruuc oo ka tirsan senatorada Puntland u matala aqalka sare ee Soomaaliya, ayaa sharci darro ku tilmaamay warqad… Sii akhri

Kenya iyo Soomaaliya oo sheegay dacwada ICJ in aysan hakin doonin xiriirkooda

Posted on October 20, 2019October 20, 2019 by cph

Wasiirada Maaliyada ee Kenya iyo Soomaaliya ayaa sheegay in muranka xuduuda badda ee u dhaxeeya labada wadan uusan joojin doonin… Sii akhri

Yuusuf Garaad: Dib-u-dhigga June 2020 Ma jiro xilli Soomaaliya uga xun

Posted on October 20, 2019October 20, 2019 by cph

Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibada Soomaaliya, Yuusuf Garaad Cumar ayaa sheegay xilliga maxkamada ICJ ku beegtay dhegeysiga wareegga 2aad ee… Sii akhri

Maxaa dhexmaray wasiirka cadaaladda Puntland iyo culimada?

Posted on October 19, 2019October 19, 2019 by cph

Wasiirka cadaaladda iyo arrimaha diinta ee dowladda Puntland, Cawil Sheikh Xaamid, ayaa ugu baaqay culimadu inay faraha kala baxaan arrimaha… Sii akhri

Xeer ilaaliyaha guud ee Puntland oo ka hadlay xariga weriye Axmed Tallman

Posted on October 19, 2019October 19, 2019 by cph

Xeer ilaaliyaha guud ee dowladda Puntland, Maxamuud Xasan Aw- Cismaan ayaa ka hadlay xariga weriye Axmed Sheikh Maxamed Tallman, oo… Sii akhri

20 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab oo la sheegay in lagu dilay gobolka Hiiraan

Posted on October 19, 2019October 19, 2019 by News Office

Wararka laga helayo degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in howlgal ay ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka sameeyeen… Sii akhri

Ururka Map oo si deg deg ah ugu baaqay in lasii daayo weriye Axmed Tallman

Posted on October 19, 2019October 19, 2019 by cph

Ururka Saxaafadda Puntland ee MAP ayaa ku baaqay in si deg deg ah xoriyadiisa loogu soo celiyo weriye Axmed Sheekh… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre Iyo Wasiirka Maaliyadda Netherland Oo Kulan Ku Yeeshay Washington

Posted on October 19, 2019October 19, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Washington kula kulmay wasiirka maaliyadda Netherlands Wopke Hoekstra oo ay… Sii akhri

154 qaxooti Soomaali ah oo ka degay dalka Germany

Posted on October 18, 2019October 18, 2019 by cph

Hay’adda Caalamiga ah ee Socdaalka (IOM) ee Itoobiya ayaa Talaadadii duulimaadkeedii ugu horreeyay oo caalami ah oo siday 154 qaxooti… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close