Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dowladda Puntland oo 200,000 kun oo Dollar ku bixinaysa dhismaha garoonka kubadda cagta Boosaaso

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni  shalay galab  ka qeyb-galay munaasabad ciyaar saaxiibtinimo oo u dhexaysay labo naadi oo ka… Sii akhri

Posted on October 23, 2019October 23, 2019 by News Office

Guddiga doorashooyinka Puntland oo la kulmay siyaasiyiinta Puntland

Posted on October 22, 2019October 22, 2019 by News Office

Guddiga doorashooyinka ku meel gaarka ah ee Puntland (TPEC), ayaa maanta xafiiskooda kulan kula qaatay, xubno ka tirsan siyaasiyiinta Puntland… Sii akhri

Weriye Tallman oo xoriyadiisii dib u helay, raali- galina ka bixiyay eedeymihii loo haystay

Posted on October 22, 2019October 22, 2019 by cph

Agaasimihii hore ee Radio Daljir , Axmed Sheekh Maxamed Tallman, ayaa goor dhowayd oo maanta ah dib u helay xoriyadiisii… Sii akhri

Dalka Rwanda oo laga mamnuucay isticmaalka caagadaha

Posted on October 22, 2019October 22, 2019 by cph

Dalka Rwanda ayaa noqday waddankii ugu horreeyay ee Bariga Afrika ee dhaqan geliya xayiraad dhammaystiran oo ka dhan ah isticmaalka… Sii akhri

Kenya: Waxaan qaadaynaa tilaabo kasta oo Alshabab loogu aqoonsanayo Argigixiso

Posted on October 22, 2019October 22, 2019 by cph

Dowladda Kenya ayaa sheegtay inay sii wadidoonto dadaalkeeda ku aadan in Golaha ammaanka Qaramada Midoobay uu Alshabaab u aqoonsado inay… Sii akhri

Yuu Axmed Madoobe u magacaabay ku xigeenadiisa?

Posted on October 22, 2019October 22, 2019 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta magacaabay labada Madaxweyne ku xigeen ee maamulkiisa. Wareegto ka soo baxaday… Sii akhri

Garoowe oo qiiqdey, Sidee wax u dhaceen shaley?

Posted on October 22, 2019October 22, 2019 by Liban Yusuf

Inta aan ogahay waxa ay aheyd markii ugu horeysey ee Taayiro dab la qabadsiiyay lagu gubbo goobta caanka ah ee… Sii akhri

Sheekh Shaakir oo magacaabay Guddi doorashooyin

Posted on October 22, 2019October 22, 2019 by News Office

Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xassan oo ka tirsan hoggaanka Ahlusunna ayaa magacaabay Guddiga farsamada doorashooyinka iyo xallinta… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Agaasimayaal Guud ee Wasaaradaha iyo Hay’adaha Madaxa-banaan.

Posted on October 22, 2019October 22, 2019 by cph

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 86 oo ku taariikheysan 21-ka Octoobar 2019, ku magacaabay… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Wasiiru-Dowleyaal iyo Wasiir Ku-xigeeno cusub

Posted on October 21, 2019October 21, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 84 oo ku taariikheysan 21-ka Octoobar 2019, ku magacaabay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close