Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay mas’uuliyiinta Mudug

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa caawa kulan la qaatay mas’uuliyiinta dowladda ee gobolka Mudug.… Sii akhri

Posted on February 7, 2026February 7, 2026 by Desk

Villa Somalia oo beenisay hadal ka soo yeedhay Farmaajo

Posted on February 7, 2026February 7, 2026 by Desk

Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya Cabdicasiis Golfyare ayaa beeniyey in uu jiro wax wadahadal ah oo dhaxmaray madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray dalka Qatar

Posted on February 6, 2026February 6, 2026 by Desk

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Doha ee caasimadda dalka Qatar. Madaxweyne… Sii akhri

Farmaajo oo guri looga dhisay deegaan ka tirsan Shabeellaha Hoose

Posted on February 6, 2026February 6, 2026 by Desk

Deegaanka Ceeljaalle ee magaalada xeebeedka Marka, gobolka Shabeellaha Hoose waxaa laga hirgeliyay guri loo dhisay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed… Sii akhri

Axmed Madoobe oo bilad sharaf iyo shahaado guddoonsiiyay saraakiil Maraykan ah

Posted on February 6, 2026February 6, 2026 by Desk

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay sarakiisha howlgallada gaarka ee qeybta ka ah AFRICOM… Sii akhri

Imisa dad ah ayay saameysay abaarta Soomaaliya?

Posted on February 6, 2026February 6, 2026 by Desk

Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay baaq degdeg ah oo ku saabsan abaarta daran ee ka taagan dalka, taas oo… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo beenisay in la siiyay diyaaradaha F-16

Posted on February 5, 2026February 6, 2026 by Desk

Dowladda federaalka Soomaaliya oo shalay sheegtay in dowladda Turkiga ay ciidamada xoogga dalka u keentay diyaaradaha dagaalka F-16, ayaa caawa… Sii akhri

Puntland oo go’aanno ka soo saartay calafka xoolaha, galleyda iyo ceelasha biyaha

Posted on February 5, 2026February 5, 2026 by Desk

Golaha wasiirrada Puntland oo maanta uu shir guddoomiyay madaxweyne Deni ayaa soo saaray go’aanno la xiriira abaarta ba’an ee jirta… Sii akhri

Maamulka Koonfur Galbeed oo sheegay in uu soo afjaray dagaalka Baydhabo

Posted on February 5, 2026February 5, 2026 by Desk

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay in uu soo afjaray oo ka adkaaday ciidamadii ilaa shalay kula dagaalamayay xaafado ka mid… Sii akhri

Senator Ilyaas Badal oo hadlay, kaddib muddo sanad ka badan oo ku xirnaa Kismaayo

Posted on February 5, 2026February 5, 2026 by Desk

Waxaa maanta markii ugu horreysay warbaahinta ka soo muuqday senator Ilyaas Badal Gaboose oo maalmo ka hor dib u helay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close