Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Weerar dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay koonfurta gobolka Mudug

Wararka ka imaanaya koonfurta gobolka Mudug, ayaa in halkaasi uu ka dhacay weeraray sababay dhimasho iyo dhaawac. Weerarka oo ka… Sii akhri

Posted on November 12, 2019November 12, 2019 by News Office

Shir Caalamiya oo ku saabsan Horumarinta Dadweynaha oo maanta ka furmaya magaalada Nairobi

Posted on November 12, 2019November 12, 2019 by News Office

Magaalada Nairobi ee caasimadda waddanka Kenya, waxaa Talaadada manta ah ka furmaya shir caalamiya oo ku saabsan Horumarinta Dadweynaha. Shirkan… Sii akhri

Maxkamada sare ee Soomaaliya oo dhegaysan doonta dacwad uu dowladda ka gudbiyay Xisbiga Himilo Qaran

Posted on November 12, 2019November 12, 2019 by News Office

Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee Soomaaliya Baashe Yuusuf Axmed ayaa sheegay in maalmaha soo socda la qaadi doono dacwad Xisbiga Himilo… Sii akhri

ONLF oo dooratay Guddoomiye cusub

Posted on November 12, 2019November 12, 2019 by Liban Yusuf

Ururka ONLF ayaa caawa magaalada Godey ee dowlad deegaanka Soomaalida oo maalmihii la soo dhaafay shir-weyne uga socday ku dooratay… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray magaalada Nairobi

Posted on November 11, 2019November 11, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, halkaas… Sii akhri

Xafiiska Ra’iisul wasaare Khayre oo faahfaahiyay qodobada looga hadlayo Shirka Paris

Posted on November 11, 2019November 11, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wefdi uu hoggaaminayo oo ay qayb ka yihiin wasiirrada Amniga iyo… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo u dhoofay Nairobi

Posted on November 11, 2019November 11, 2019 by Liban Yusuf

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta u dhoofay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaas oo uu kaga… Sii akhri

Al-shabaab oo la sheegay in ay ka baxday degaanno ka tirsan koonfurta gobolka Mudug

Posted on November 11, 2019November 11, 2019 by News Office

Warbaahinta dowladda Soomaaliya, ayaa sheegtay in malayshiyaadka Al-shabaab ay isaga baxeen degaanno ka tirsan koonfurta gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya.… Sii akhri

Maxkamadda Boosaaso oo xukun ridday

Posted on November 11, 2019November 11, 2019 by News Office

Maxkamadda Derejada kowaad ee degmada Boosaaso, ayaa xukuntay laba dhalinyaro ah oo ku eedaysan, in ay dhac iyo furasho u… Sii akhri

Madaxweynaha Shiinaha iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray dalka Giriiga

Posted on November 11, 2019November 11, 2019 by News Office

Madaxweynaha dalka Shiinaha Mr. Xi Jinping ayaa booqasho rasmi ah ku tagay magalada Athenis ee dalka Griigga ,halkasi oo loogu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close