Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ra’iisul Wasaare Khayre oo dalka dib ugu soo laabtay kadib safaradiisi dibadda

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre oo xalay dib ugu soo laabtay dalka kadib safarro shaqo uu ku maqnaa… Sii akhri

Posted on November 20, 2019November 20, 2019 by News Office

Wasaaradda Dastuurka Soomaaliya oo soo geba-gabaysay shir ku Saabsan dhameystirka Dastuurka KMG

Posted on November 20, 2019November 20, 2019 by News Office

Wasaaradda Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa  magaalada Muqdisho kusoo gabagabeysay shir wadatashi ah oo ku saabsan  dhameystirka Dastuurka KMG ah… Sii akhri

Faallo: Ma la joogaa xilligii dib loo Eegi lahaa Maammulka Maaliyadda Dowliga ah Puntland?

Posted on November 19, 2019November 20, 2019

Waxaan daawanayey su’aalo dhawr ah oo la xiriira miisaaniyadda Dowladda, si gaar ah kharashaadka dowladda kuwaas oo Baarlamaanka cusub ee… Sii akhri

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo Baarlamanka hor-geeyay Miisaaniyadda dowladda ee sannadka 2020-ka

Posted on November 19, 2019November 19, 2019 by News Office

Wasiirka Maaliyadda dowladda Puntland Xassan Shire Cabdi, ayaa maanta mudanayaasha Baarlamanka horgeeyay odoroska Miisaaniyadda dowladda ee sannadka 2020-ka. Odoroska Miisaaniyadda… Sii akhri

Aqalka Cad oo sharxay tijaabo caafimaad oo uu maray Trump

Posted on November 19, 2019November 19, 2019 by News Office

Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa mar kale xalay isku dayey inuu muujiyo inay ahayd wax iska caadi ah booqasho lama… Sii akhri

Al-shabaab oo shaacisay in ay si rasmiya ula wareegeen degaanka Gacan-maroodi ee gobolka Sanaag

Posted on November 19, 2019November 19, 2019 by News Office

Malayshiyaadka Al-shabaab, ayaa markii u horraysay si rasmiya u shaaciyay in ay la wareegeen degaanka Gacan-maroodi oo ka tirsa degmada… Sii akhri

Kuweyt oo sheegtay in xal loo raadinayo Khilaafka Qatar iyo Xulafada Sacuudiga

Posted on November 19, 2019November 19, 2019 by News Office

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda waddanka Kuweyt Khaalid Jaarallah ayaa sheegay in ay dhaceen shirar heer Wasiir ah oo… Sii akhri

Mudanayaasha Golaha Wakiilada Puntland oo maanta ansixinaya Miisaaniyadda dowladda

Posted on November 19, 2019November 19, 2019 by News Office

Mudanayaasha Golaha  Wakiilada dowladda Puntland, ayaa lagu wadaa in ay Talaadada maanta ah ansixiyaan, odoroska Miisaaniyadda dowladda ee sannadka 2020-ka.… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo iyo madaxweynayaashii ka horreeyay oo la sheegay in ay shir yeelan doonaan

Posted on November 19, 2019November 19, 2019 by News Office

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya  iyo xubno ka socday Madasha la baxday Xisbiyada Qaranka ee  ka dhisan XAMAR ayaa… Sii akhri

Golaha Wasiirada Puntland oo ansixiyay odoroska Miisaaniyadda 2020-ka

Posted on November 18, 2019November 19, 2019 by News Office

Golaha Wasiirada Puntland ayaa caawa oo Isniin ah ansixiyay odoroska Miisaaniyadda dowladda ee sannadka 2020-ka. Odoroska Miisaaniyadda 2020-ka oo dhan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close