Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Aqalka Sare oo maanta ka doodaya hindise sharciyeedka jaangoynta dalka

Mudanayaasha Aqalka sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah Aqrinta labaad marinaya hindise sharciyeedka jaangoynta dalka oo… Sii akhri

Posted on February 12, 2020February 12, 2020 by News Office

Sheikh Shaakir oo weli kulamo ka wada magaalada Dhuusamareeb

Posted on February 12, 2020February 12, 2020 by News Office

Sheikh Maxamed Shaakir Cali Xasan, madaxweynaha Galmudug ee garabka Ahlu Sunna ayaa weli waxaa uu kulamo ka wadaa Magaalada Dhuusamareeb.… Sii akhri

Shirweynaha Garsoorka dalka Oo Maanta Ka Furmaya Muqdisho

Posted on February 12, 2020February 12, 2020 by News Office

Waxaa Maanta oo Arbaco ah lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu si rasmi ah uga furmo Shir Sanadeedka Garsoorka dalka,… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Xafiiskiisa Kula Kulmay agaasimaha Guud ee UNESCO

Posted on February 12, 2020February 12, 2020 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xafiiskiisa kula kulmay agaasimaha Guud ee Hay’adda Qaramada midoobay u qaabilsan… Sii akhri

Hargeysa: Laba kamid ah Macallimiinta Qur’aanka oo xabsiga la dhigay

Posted on February 12, 2020February 12, 2020 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in halkaasi Talaadadii shalay laga qabtay laba macalllin Qur’aan oo malcaamado ku haystay… Sii akhri

Muqdisho: Xaflad sagaatin ah oo loo qabtay isimadii Puntland iyo DDS

Posted on February 11, 2020February 12, 2020 by Liban Yusuf

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa caawa kulan casha sharaf ah oo sagootin… Sii akhri

Puntland oo digniin u dirtay shirkadaha daneeya Shidaalka Soomaaliya

Posted on February 11, 2020February 11, 2020 by Liban Yusuf

Dowladda Puntland ayaa war ka soo saartay Sharciga Batroolka ee dhawaan saxiixay Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. War-saxaafadeed… Sii akhri

Abiy Ahmed oo kulan siiyay Farmaajo iyo Muuse Biixi

Posted on February 11, 2020February 11, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Muuse Biixi Cabdi ayaa galabta ku kulmay magaalada Addis Ababa ee dalka… Sii akhri

Dowladda Puntland oo si rasmiya u faahfaahisay Fulinta Qisaastii Kiiska Caa’isha

Posted on February 11, 2020February 11, 2020 by News Office

Wasiirka Cadaaladda, Arrimaha Diinta, Dastuurka iyo Dhaqan-celinta dowladda Puntland Cawil Sheikh Xaamud Maxamed oo Warbaahinta kula hadlay caasimadda Garoowe, ayaa… Sii akhri

Coronavirus oo in ka badan 1000 qof ku dilay dalka Shiinaha

Posted on February 11, 2020February 11, 2020 by News Office

Wakaaladda Wararka REUTERS, ayaa ku soo warrantay in tirada dadka u dhintay caabuqa  Coronavirus ee dalka Shiinaha, ay kor u… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close