Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Xildhibaannada iyo wasiirada Puntland ku metela dowladda Federaalka oo isku khilaafay mowqifka Shirkii Garoowe

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka dowladda Federaalka Soomaaliya oo laga soo doortay Puntland kuna sugan magaalada Garoowe ayaa ka soo horjeestay… Sii akhri

Posted on March 21, 2020March 21, 2020 by News Office

Dowladda Soomaaliya oo mudda laba maalmood ah fasaxday duullimaadyada caalamiga ah

Posted on March 21, 2020March 21, 2020 by News Office

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta oo Sabtiya shaacisay in ay mudda laba maalmood ah dib u fasaxday diyaaradaha ka imaamaya… Sii akhri

Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Kheyre oo ka horyimid xildhinaanada cusub ee Koonfur Galbeed

Posted on March 21, 2020March 21, 2020 by Liban Yusuf

Masuuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka horyimid xildhibaanada cusub ee maamulka Koonfur Galbeed Wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan… Sii akhri

Puntland: Safarka Deni ee Muqdisho maahan safar wada hadal

Posted on March 21, 2020March 21, 2020 by Liban Yusuf

Puntland ayaa ka jawaabtay hadal shalay ka soo yeeray masuuliyiintii dowladda Federaalka Soomaaliya ee qeyb galay shirkii wadatshiga Puntland. Wasiiro… Sii akhri

Puntland oo beenisay in ay xannibtay wasiiro ka tirsan dowladda Soomaaliya

Posted on March 21, 2020March 21, 2020 by News Office

Madaxtooyada Puntland ayaa si rasmiya u beenisay, warqad lagu faafiyay baraha bulshada oo sheegaysa, in Puntland ay xannibaad ku soo… Sii akhri

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo gacanta ku dhigay sarkaal sare oo ka tirsanaa Al-shabaab

Posted on March 21, 2020March 21, 2020 by News Office

Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan degaanka Jannaale ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre oo la kulmay Ganacsatada

Posted on March 21, 2020March 21, 2020 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo xalay xafiiskiisa ku qaabilay Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed ayaa kala hadlay sida… Sii akhri

Wasiir Beyle oo wada-hadal la yeeshay dowladda labaad ee Deynta ugu badan ku leh Soomaaliya

Posted on March 21, 2020March 21, 2020 by News Office

Wasiirka Maaliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdirahman Ducaale Beyle ayaa qadka isgaarsiinta (Video Conference) kula shiray masuuliyiin sare oo ka tirsan… Sii akhri

A hidden war threatens Ethiopia’s transition to democracy

Posted on March 20, 2020March 20, 2020 by cph

In the corner of a restaurant in Nekemte, a town in western Ethiopia, Fisaha Aberra unfolds a piece of paper on… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo dalxiis u tegay degmo ka soo kabanaysa duufaantii Pawan

Posted on March 20, 2020March 20, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo Jimce ah booqday degmada Taariikhiga ah ee Eyl oo ka tirsan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close