Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Soomaaliya oo taageertay Xabad-joojin Isbaheysiga Carbeed kaga dhawaaqeen waddanka Yemen

Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa soo dhoweysay baaq ka soo baxay Madaxda dalalka ku midaysan isbaheysiga Carbeed ee taageera Xukuumadda sharciga… Sii akhri

Posted on April 12, 2020April 12, 2020 by News Office

Dowladda Soomaaliya oo si rasmiya u xaqiijisay geerida Marxuum Khaliif Mu’min Tooxow

Posted on April 12, 2020April 12, 2020 by News Office

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Siciid Cabdullaahi ayaa si rasmiya u xaqiijiyay… Sii akhri

Wasiiru dowlihii Cadaaladda Hirshabeelle oo u geeriyooday Coronavirus

Posted on April 12, 2020April 12, 2020 by News Office

Alle ha u naxariistee, waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday Wasiiru dowlihii Caddaaladda Hirshabeelle, ahaana xildhibaan ka tirsan maamulkaas Khaliif… Sii akhri

Deeqbixiyeyaasha oo ku baaqay midnimo ay Soomaalidu kula tacaalaan COVID-19

Posted on April 12, 2020April 12, 2020 by News Office

Qoraal ay soo saareen saaxiibada caalamiga ah ee Soomaaliya ayay ku sheegeen in ay ku bogaadinayaan dowladda Soomaaliya dedaallada ay… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Hambalyeeyay sannad-guuradii 60aad ee aas’aaska Militariga Soomaaliya

Posted on April 12, 2020April 12, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay saraakiisha, saraakiil-xigeennada, aliflayda, dableyda, dhammaan qeybaha kala duwan ee Ciidanka… Sii akhri

Booliiska Puntland oo Xirmooyin Qaad ah ku gubay Degaanka Ceeldaahir ee Gobolka Bari

Posted on April 12, 2020April 12, 2020 by News Office

Ciidamada Booliiska Puntland ayaa hawlgallo ay ka sameeyeen Degaanka Ceeldaahir ee gobolka Bari waxay ku soo qabteen Xirmooyin Qaad ah… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo Amar lagu siiyay in ay dhaqan-geliyaan bandowga Xuduudaha iyo joojinta Qaadka

Posted on April 12, 2020April 12, 2020 by News Office

Guddiga ka hortaga iyo wacyi-gelinta cudurka Coronavirus ee Puntland, ayaa ku amray Laamaha Amniga Puntland in ay hubiyaan dhaqangalka dhammaan… Sii akhri

Wasiir raalli-galin ka bixiyey qoraal buuq dhaliyey

Posted on April 11, 2020April 13, 2020 by Liban Yusuf

Mid ka mid ah Wasiirada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa raalli-galin ka bixiyey qoraal buuq dhaliyey oo maanta ka soo baxay… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo fariin u diray shacabka

Posted on April 11, 2020April 11, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed la wadaagay farriin ku aaddan cudurka COVID-19. Madaxweyne Farmaajo ayaa… Sii akhri

Asaasaha Twitter oo Hal Bilyan ugu deeqay la dagaalanka Covid-19

Posted on April 11, 2020April 11, 2020 by cph

New York (PP) — Jack Dorsey, asaasaha Twitter, ayaa 28% hantidiisa ugu deeqay ololaha la dagaallanka cudurka Covid-19. Yabooha Dorsey,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close