Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ganacsatada Khudaarta oo ka cabanaya Canshuur xad-dhaafa oo Puntland ku soo rogtay

Ganacsatada Puntland ee Khudaarta ka keena Koonfurta Soomaaliya iyo dalka Ethiopia, oo maanta warbaahinta kula hadla Garoowe, ayaa cabasho xooggan… Sii akhri

Posted on April 5, 2020April 5, 2020 by News Office

Taliyihii Saldhigga bartamaha Gaalkacyo oo is casilay

Posted on April 5, 2020April 5, 2020 by Liban Yusuf

Taliyihii Saldhigga bartamaha degmada Gaalkacyo gobalka Mudug ee Puntland Cabdiqani Jaamac Axmed (Xabuun) ayaa waraaq uu soo saaray ku sheegay… Sii akhri

Ethiopia is opening up its mobile money market to new players

Posted on April 5, 2020April 5, 2020

Ethiopia is going to allow new entrants to offer mobile money services as part of its $10 billion home-grown economic… Sii akhri

Gaalkacyo: Mas’uul ka tirsan Puntland oo qarax lagu dhaawacay

Posted on April 5, 2020April 5, 2020 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in saaka halkaasi qarax lagula eegtay mas’uul ka tirsan… Sii akhri

Xirmooyin Jaad sharci-darro ah oo mar kale lagu gubay Boosaaso

Posted on April 5, 2020April 5, 2020 by News Office

Taliska Qaybta Booliiska Gobolka Bari ayaa xalay goob fagaare ah ku gubay Xirmooyin Jaad ah oo la doonayay in si… Sii akhri

Militariga Soomaaliya oo laayay xubno ka tirsan Al-shabaab

Posted on April 5, 2020April 5, 2020 by News Office

Ciidanka Militariga dowladda  Soomaaliya ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxaa ay howlgal wado furis ah ka sameeyeen degaano ka tirsan Gobolka… Sii akhri

Saynisyahannada Biritishka oo soo saaray hab cusub oo lagu ogaado Covid-19

Posted on April 5, 2020April 5, 2020 by cph

London (PP) —Saynisyahannada Biritishka ayaa sameeyay hab goor hore lagu ogaan karo in caabuqa Covid-19 uu ku dhacay qof aysan… Sii akhri

Hawlgallo ka socda magaalada Jowhar

Posted on April 5, 2020April 5, 2020 by News Office

Ciidamada Booliska Maamulka Hir-Shabeelle ee ku sugan Magaalada jowhar ayaa xalay ilaa saakey waxaa ay gudaha degmadaasi ka wadaan howlgallo… Sii akhri

Dhammaan dadkii lagu karantiilay Puntland oo laga waayay Coronavirus

Posted on April 4, 2020April 4, 2020 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa Caawa shaacisay Natiijadii ka soo baxday baaritaan lagu sameeyay shakhsiyaad looga shakiyay xanuunka Coronavirus, kuwaasi oo lagu… Sii akhri

Wasaarada Haweenka Soomaaliya oo cambaaraysay kufsiyo ka dhacay Galmudug iyo KFG

Posted on April 4, 2020April 4, 2020 by News Office

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul Insaanka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay kufsi saddex carruur ah loogu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close