Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Al-shabaab oo sheegatay in ay saraakiil Ajnabiya ku dileen gudaha xarunta XALANE

Kooxda Al-shabaab ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in afar sarkaal oo Ajnabiya ay ku dhinteen duqeymo Al-shabaab la… Sii akhri

Posted on April 27, 2020April 27, 2020 by News Office

Askari ka tirsan dowladda Federaalka oo dad Rayid ah ku laayay Afgooye

Posted on April 27, 2020April 27, 2020 by News Office

Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya uu… Sii akhri

Mooshino iska horjeeda oo ka socda Hirshabeelle

Posted on April 27, 2020April 27, 2020 by News Office

In ka badan 60 xildhibaan oo ka tirsan Baarlamanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa mooshin ka gudbiyay Guddoomiyaha Baarlamanka Maamulkaas Sheikh… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo xilka qaadis iyo magacaabis sameeyay

Posted on April 26, 2020April 26, 2020 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dikreeto uu maanta oo Axad ah soo saaray xilkii kaga qaaday Agaasimaha Waaxda Maamulka… Sii akhri

Puntland oo shaacisay kiisas cusub oo COVID-19 ah

Posted on April 26, 2020April 26, 2020 by News Office

Guddiga Xukuumadda Puntland u qaabilsan ka hortagga iyo wacyi-gelinta xanuunka COVID-19 ayaa caawa shaaciyay in maanta oo keliya gudaha Puntland… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo xilka ka qaaday laba kamid ah Guddoomiye ku xigeennada Gobolka Banaadir

Posted on April 26, 2020April 26, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaaajo, ayaa dikreeto uu soo saaray xilka ka qaaday Guddoomiyihii ku xigeenka Maamulka iyo… Sii akhri

Kiisaska Xanuunka COVID-19 ee Soomaaliya oo gaartay 436 bukaan

Posted on April 26, 2020April 26, 2020 by News Office

Guddiga  ka hortagga COVID-19 ee dowladda Federaalka Soomaaliya , ayaa xaqiijiyay in 5 oo kamid ah dadkii laga helay cudurka… Sii akhri

Madaxweyne Qoorqoor oo magacaabay labo wasiir oo cusub

Posted on April 26, 2020April 26, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa maanta magacaabay labo Wasiir oo ka dhimanaa golihiisa wasiiradda. Wareegto ka soo baxday… Sii akhri

Xirmooyin Jaad ah oo mar kale lagu gubay caasimadda Garoowe

Posted on April 26, 2020April 26, 2020 by News Office

Taliska Ciidanka Booliiska Puntland, ayaa xalay caasimadda Garoowe ku soo bandhigay xirmooyin Jaad ah, oo laga soo qabtay xaafadaha kala… Sii akhri

Puntland: Dableey hubaysan oo dil ka gaystay gobolka Sanaag

Posted on April 26, 2020April 26, 2020 by News Office

Wararka ka imaanaya jidka u dhexeeya tuulooyinka Midigale iyo Cawsane ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in halkaas ay saaka dil… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close