Golaha Shacabka oo ansixiyay Xeerka Matalaadda Gobolka Banaadir
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabtiya ansixiyay xeerka matalaada gobolka Banaadir oo maalmihii lasoo dhaafay ay ka doodayeen.…
Open this website in Safari first.
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabtiya ansixiyay xeerka matalaada gobolka Banaadir oo maalmihii lasoo dhaafay ay ka doodayeen.…
Inta la xaqiijiyay lix ruux ayaa ku dhaawacantay, dagaal beeleed saaka oo Sabtiya ka dhacay Degaanka Cawsane oo ka tirsan Gobolka Sanaag.…
Dagaal u dhexeeya laba beelood ayaa saaka oo Sabtiya ka qarxay degaanka Cawsane ee Gobolka Sanaag halkaasi oo uu ka dhashay khasaare…
Ciidamo ka tirsan Militariga dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la wareegay amniga degaanka Xananbuure ee Gobolka Galgaduug halkaas oo maalmihii la soo dhaafay…
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maanta oo Sabtiya lagu wadaa in ay manata cod u qaadaan xeerka Matalaada gobolka Banaadir oo maalmihii lasoo…
Dowladaha kala ah Itoobiya, Masar iyo Sudan, ayaa heshiis waqti gaaban ah ka gaaray in Itoobiya ay bilowdo biyo xireenka ay ka…
Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug, Siciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor, ayaa maanta kulankii u horreeyay ku yeeshay magaalada Gaalkacyo…
Hal askari oo ka tirsan dhinacyadii dagaallamay ayaa ku dhintay dagaal maanta oo Jimce ah Ciidamo ka wada tirsan Puntland ku dhex…
Ciidamo ka wada tirsan Puntland ayaa maanta oo Jimce ah ku dagaallamay garoonka diyaaradaha magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag. Goob-joogayaal ku sugan…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay xuska sannad-guurada 60-aad ee ka soo wareegtay maalintii Xorriyadda Gobollada Waqooyi…