Ra’iisul wasaaraha Ingiriiska oo aqbalay in baaritaan lagu sameeyo xanuunka COVID-19
Ra’isalwasaaraha Waddanka Ingiriiska Boris Johnson, ayaa markii ugu horreysay sheegay in ay ka go’an tahay in baaritaan madaxbannaan lagu sameeyo… Sii akhri
Ra’isalwasaaraha Waddanka Ingiriiska Boris Johnson, ayaa markii ugu horreysay sheegay in ay ka go’an tahay in baaritaan madaxbannaan lagu sameeyo… Sii akhri
Xarunta Cilaajka Towxiid, oo lagu Qur’aan saari doono Muslimiinta xanuunsan, waxaa Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ka hirgeliyey Shiikh Cabdul… Sii akhri
Alle ha u naxariistee Madaxweynihii hore ee Dowladda Puntland Marxuum Maxamed Cabdi Xaashi ayaa maanta Aas Qaran loogu sameeyey caasimadda… Sii akhri
Guddoomiyaha Aqalka Hoose Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka horyimid baaqii madaxd goboleedyada dalka ee ahaa in… Sii akhri
Khasaare kala duwan ayaa ka dhashay dab saaka ka kacay gurya ay deggan yihiin Qoysas danyar ah oo ku yaalla… Sii akhri
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa isna soo gaaray Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland. Madaxweyne Qoor… Sii akhri
Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa haatan Garoowe ku soo dhoweeyey wefti uu hogaaminayo Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaan… Sii akhri
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Saaka Garoowe ku soo dhoweeyey Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi… Sii akhri
Madaxda Urur Goboleedka IGAD, ayaa shalay kulan gaar ah ku yeeshay Khadka internet-ka ah (Video-conference), waxaana ka qeyb galay Madaxweynaha… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo gelinkii dambe ee shalay gaaray magaalada Dhuusamareeb ayaa xalay kulamo la qaatay madaxda… Sii akhri