Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Al-shabaab oo sheegtay in ay dib ula wareegeen Jannaa-cabdalle

Al-shabaab ayaa sheegtay in ay dib ula wareegeen Degaanka Jannaa-cabdalle oo qiyaastii 60KM dhanka galbeed kaga beegan Magaalada Kismaayo ee… Sii akhri

Posted on September 10, 2020September 10, 2020 by News Office

Waare: Ma aqbalayno wax aan ahayn go’aankii Dhuusamareeb 3

Posted on September 9, 2020September 9, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynayaasha Hirshabeelle iyo Galmudug Axmed Qoorqoor iyo Maxamed Cabdi Waare ayaa eedeyn u jeediyay madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug. Madaxweynaha Hirshabeelle… Sii akhri

Maxay ka wada-hadleen Madaxweyne Farmaajo iyo wefdiga Maraykanka?

Posted on September 9, 2020September 12, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta garoonka diyaaradaha Muqdisho kula kulmay wefdi ka socday dowladda Maraykanka oo… Sii akhri

Sanbaloolshe waa summadda fadhiidnimada siyaasadda Muqdisho

Posted on September 9, 2020September 12, 2020

Muqdisho ( Faallo )  — Hadalladii Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolsjhe) ka jeediyay xaflad lagu soo dhoweynayay madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland waxay… Sii akhri

Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle oo shir uga furmay Baydhabo

Posted on September 9, 2020September 9, 2020 by Liban Yusuf

Magaalada Baydhabo ayaa goordhaweyd shir uga furmay madaxda dowlad goboleedyada Koonfur Galbeed, Hirshabeelle iyo Galmudug. Shirkan oo ah mid hal… Sii akhri

Can Tigray’s election serve as a beacon of Ethiopian democracy?

Posted on September 9, 2020September 9, 2020

Tigrayans are voting today in a historic first autonomous regional election. The poll will offer voters the choice of five… Sii akhri

Daraawiishta Jubaland iyo DANAB oo hawlgal qorshaysan ku laayay saraakiil Al-shabaab ah

Posted on September 9, 2020September 9, 2020 by News Office

Ciidanka Daraawiishta Dowlad Goboleedka Jubaland, oo ay weheliyaan cutubyo ka tirsan Kumaandooska DANAB ee heer Federaal, ayaa hawlgal qorshaysan ku… Sii akhri

Maraykanka oo si adag uga digay in la musuq maasuqo dib u habaynta Ciidamada Soomaaliya

Posted on September 9, 2020September 9, 2020 by News Office

Maraykanka ayaa si adag uga digtay, in musuq maasuq lagu sameeyo Hannaanka Dib u-habaynta Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya. Qoraal lagu… Sii akhri

Ismaamulka Tigreega oo saaka doorasho qabsanaya

Posted on September 9, 2020September 9, 2020 by News Office

Guddiga doorashada oo ay samaysteen Ismaamulka Tigreega Itoobiya ayaa sheegay in saakay oo arbaco ah ay dhacaysa doorashada xilli guud… Sii akhri

Goormuu furmayaa shirka federaalka iyo dowlad goboleedyada ee Muqdisho?

Posted on September 8, 2020September 8, 2020 by Liban Yusuf

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa shaacisay xiliga uu furmayo shirka dowladda federaalka iyo dowladda goboleedyada ee Muqdisho. Agaasimaha warfaafinta madaxtooyada Soomaaliya Cabdinuur… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close