Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Qarax ka dhacay Kismaayo

Wararka ka imanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in salaadii jamcaha kadib qarax ka dhacay afaafka hore ee masjidka Jaamaculqadiim. Qaraxa… Sii akhri

Posted on September 11, 2020September 11, 2020 by Liban Yusuf

Duqa Garoowe oo sheegay in ay maxkamad la tiigsan doonaan mas’uuliyiin xasaanadleh

Posted on September 11, 2020September 11, 2020 by News Office

Duqa Caasimadda Garoowe Axmed Siciid Muuse ( Axmed Barre), ayaa markii u horraysay shaaciyay in ay maxkamad la tiigsan doonaan… Sii akhri

Agaasimihii warfaafinta madaxtooyada oo xil cusub loo magacaabay

Posted on September 10, 2020September 10, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Cabdinuur Maxamed Axmed u magacaabay agaasime ku xigeenka guud ee madaxtooyada. Wareegto… Sii akhri

Madaafiic lagu garaacay agagaarka Villa Somalia

Posted on September 10, 2020September 10, 2020 by Liban Yusuf

Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa hoobiyeyaal lagu garaacay qeybo kamid degmooyinka Banaadir. In ka badan 10… Sii akhri

Kulan hordhac ah oo ka dhacay Villa Somalia

Posted on September 10, 2020September 10, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan qado sharaf ah ku maamuusay madaxda dowlad goboleedyada dalka iyo guddoomiyaha… Sii akhri

Golaha wasiirada xil-gaarsiin oo meel mariyey sharciyo

Posted on September 10, 2020September 10, 2020 by Liban Yusuf

Golaha wasiirrada xil-gaarsiin ayaa maanta kulan ay Muqdisho ku yeesheen ku meel mariyey hindise sharciyeedka dhismaha hey’adda diiwaan gelinta iyo… Sii akhri

Puntland State Accused of Authorising Incursion into a Sool Village

Posted on September 10, 2020September 10, 2020 by cph

Galka’ayo ( PP news Desk ) —  Elders in Xidhdhin in South Sool have denounced a failed  security operation conducted by… Sii akhri

What the campaign to eradicate polio tells us about Covid-19

Posted on September 10, 2020September 10, 2020

The pandemic has ended. For Africa at least. Sort of. The pandemic in question is not coronavirus, but poliovirus, which… Sii akhri

Odayaasha iyo Waxgaradka Tuulada Xidhxidh oo raalli-gelin iyo magdhow ka dalbaday Puntland

Posted on September 10, 2020September 10, 2020 by News Office

Odayaasha iyo Waxgaradka Tuulada Xidhxidh, oo ku taalla Koonfurta Gobolka Sool, ayaa si adag u cambaareeyay hawlgal qorshaysan oo ciidamo… Sii akhri

Dib u dhac ku yimid Shirkii Madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada Dalka

Posted on September 10, 2020September 10, 2020 by News Office

Dib u dhac kooban ayaa ku yimid Shirkii Madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada Dalka, kaas oo loo ballansana in… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close