Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ra’iisul wasaaraha magacaaban oo weli kulamo ka wada Muqdisho

Ra’iisul wasaaraha magacaaban ee Xukukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo weli kulamo ka wada magaalada Muqdisho ayaa Xalay la… Sii akhri

Posted on September 22, 2020September 22, 2020 by News Office

Beesha Caalamka oo ka xumaatay heshiiskii Muqdisho

Posted on September 21, 2020September 21, 2020 by Liban Yusuf

Saaxiibada Soomaaliya ee Beesha Caalamka ayaa markii uhu horreysay ka hadashay heshiiskii hannaanka doorashooyinka Soomaaliya ee dhawaan lagu gaaray Muqdisho.… Sii akhri

Puntland: Baarlamaanka oo u yeeray wasiiro cabasho laga gudbiyay

Posted on September 21, 2020September 21, 2020 by Liban Yusuf

Guddiga joogtada ah ee Golaha Wakiillada Puntland ayaa u yeeray Wasiirka Maaliyadda Xasan Shire Abgaal iyo Wasiirka Qorsheynta, Hormarinta iyo… Sii akhri

Deni oo la kulmay Guddoonka Aqalka Sare

Posted on September 21, 2020September 21, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan gaar ah la qaatay Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo la kulmay Madaxa hay’adda WFP ee Soomaaliya

Posted on September 21, 2020September 21, 2020 by News Office

Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Maanta oo Isniin ah xarunta Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay, wefdi uu… Sii akhri

Somaliland oo ka hadashay heshiiskii Muqdisho

Posted on September 21, 2020September 21, 2020 by Liban Yusuf

Somaliland ayaa Beesha Caalamka ku wargelisay inay wax shaqo ah ku lahayn heshiiskii doorashooyinka ee dhawaan lagu gaaray Muqdisho. War-saxaafadeed… Sii akhri

Xaaladda Soomaaliya 20 sanno ka dib shirkii dib u heshiisiinta Carta

Posted on September 21, 2020September 21, 2020

Guud ahaan Nabadda waxaa lagu qeexi karaa wakhti aan dagaal iyo shaqaaqo midna jirin. Guud ahaan, nabad (ama nabad-gelyo) waxay… Sii akhri

Milateriga Soomaaliya oo shaaciyay in ay dileen 13 Al-shabaab ah qaraxyana fashiliyeen

Posted on September 21, 2020September 21, 2020 by News Office

Taliska Ciidanka Milateriga Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa faahfaahin ka bixiyay hawlgal qorshaysan, oo ay saacadihii la soo dhaafay ka fuliyeen… Sii akhri

Press Release: Local Stakeholder Consultation for Gold Standard carbon project activity ‘Efficient and Clean Cooking for households in Puntland‘

Posted on September 21, 2020September 21, 2020 by Liban Yusuf

Dear Stakeholder, BURN Manufacturing Co. will implement the carbon project activity ‘VPA1: Efficient and Clean Cooking for households in Puntland‘… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo Soomaaliya ka caawinaysa Sugidda Amniga Doorashooyinka

Posted on September 21, 2020September 21, 2020 by News Office

Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ee UNSOM, ayaa shaacisay in uu Soomaaliya ka caawin doonto arrimo ay ka mid… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close