Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweynaha Jubaland oo la kulmay Ra’iisul wasaaraha cusub

Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble, waxaana laba mas’uul ay ka… Sii akhri

Posted on September 24, 2020September 24, 2020 by News Office

IFTIN EXPRESS – SOMALIA CATEGORICALLY DENIES AND DENOUNCES FALSE ALLEGATIONS

Posted on September 24, 2020September 24, 2020

Iftin Express, categorically denies and denounces the false and completely fabricated allegations contained in a recent report by Global Initiative… Sii akhri

Muqdisho: Cabdixakiin Camey oo loolan ugu jira in uu ka soo dhex muuqdo Xukuumadda cusub

Posted on September 24, 2020September 24, 2020 by News Office

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland, haatana ah Safiirka Soomaaliya u fadhiya waddanka Itoobiya Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey,… Sii akhri

Sweden oo Soomaaliya ka caawinaysa ku biirista Ururka Ganacsiga Aduunka

Posted on September 24, 2020September 24, 2020 by News Office

Ku-simaha Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Cali Xasan, ayaa Muqdisho kula kulmay Safiirka dowladda Sweden u qaabilsan… Sii akhri

Boqorka Sacuudiga oo taageeray Qorshaha Maraykanka ee Bariga dhexe

Posted on September 24, 2020September 24, 2020 by News Office

Boqorka waddanka Sacuudiga Salmaan bin Cabdicasiis oo khudbad ka jeediyay Kulank 75-aad ee Golaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa soo… Sii akhri

Deni oo ka degay Baydhabo

Posted on September 23, 2020September 23, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay magaaladda Baydhabo ee xarunta… Sii akhri

Muxuu ballan-qaaday Ra’iisul Wasaare Rooble?

Posted on September 23, 2020September 23, 2020 by Liban Yusuf

Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta ballan-qaadyo ka horsameeyay Baarlamaanka Soomaaliya oo weydiisanayay codka kalsoonida. Ra’iisul… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Rooble oo codka kalsoonida helay

Posted on September 23, 2020September 23, 2020 by Liban Yusuf

Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goordhaweyd cod aqlabiyad ah ku ogolaaday Ra’iisul wasaaraha cusub Maxamed Xuseen Roooble Kulanka… Sii akhri

Axmed Madoobe oo taageero weyn u muujiyay Maqaamka Muqdisho

Posted on September 23, 2020September 23, 2020 by News Office

Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe, oo hadal ka jeediyay xaflad Muqdisho loogu sameeyay Madaxda Dowlad Goboleedyada Dalka, ayaa si furan uga… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo kulan gaar ah la yeeshay Guddoomiye Cumar Finish

Posted on September 23, 2020September 23, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoyga uu ka deganyahay Muqdisho Kulan gaar ah kula yeeshay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close