Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Marxuum Cali Khaliif Galaydh oo maanta aas Qaran loogu samaynayo Muqdisho

Meydka marxuum Cali Khaliif Galaydh,  oo maalin ka hor ku geeriyooday magaalada Jigjiga, ayaa saaka oo Sabtiya lagu wadaa in… Sii akhri

Posted on October 10, 2020October 10, 2020 by News Office

Dowladda Soomaaliya uu hambalyaysay Hay’adda Cuntada Aduunka

Posted on October 10, 2020October 10, 2020 by News Office

Siihayaha Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Sacid Xamsa ayaa hambalyo u diray Barnaamijka Cuntada Aduunka… Sii akhri

Xamda Yar oo sheegtay in ay gebi ahaanba ka baxday Fanka

Posted on October 10, 2020October 10, 2020 by News Office

Fanaanadda Xamda Cabdillaahi oo ku magac dheer Xamda yar, ayaa xalay shaacisay in ay si rasmiya uga baxday Fanka, kadib… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Muqdisho kaga qayb-galaya aaska marxuum Cali Khaliif Galaydh

Posted on October 10, 2020October 10, 2020 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka Puntland, ahna ku simaha Madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan Axmed Karaash iyo wefdi uu hoggaaminayo, oo ka tirsan… Sii akhri

Armenia iyo Azerbijana oo heshiis xabad-joojin gaaray

Posted on October 10, 2020October 10, 2020 by News Office

Dalalka Armenia iyo Azerbijana ayaa heshiis xabad-joojin ah ka gaaray xiisad dagaal oo ku salaysan muranka dhulka xuduudka ah ee… Sii akhri

Mudaharaad ka dhacay Badhan

Posted on October 9, 2020October 9, 2020 by Liban Yusuf

Qaar kamid ah shacabka degmada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa maanta oo Jamce ahayd mudaharaad cabasho ah ka dhigay degmadaas.… Sii akhri

Next Africa: A chance to be heard

Posted on October 9, 2020October 9, 2020

Ngozi Okonjo-Iweala’s advance to the final selection round for director-general of the World Trade Organization gives Africa a chance to have a say in… Sii akhri

Puntland oo dhowaan soo bandhigaysa baaritaanka dilkii marxuum Gu’jir

Posted on October 9, 2020October 9, 2020 by News Office

Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Dowladda Puntland, ayaa shaacisay in ay dhowaan soo bandhigi doonto… Sii akhri

Shiinaha oo ku biiraya xarunta COVAX ee ka hortagga Covid 19

Posted on October 9, 2020October 9, 2020 by News Office

Shiinaha ayaa si rasmi ah u saxiixday heshiiska ku biirista Xarunta COVAX ee ay hogaamineyso Ururka Caafimaadka Adduunka WHO, si… Sii akhri

Dad lagu laayay gudaha Itoobiya

Posted on October 9, 2020October 9, 2020 by News Office

11 qof ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen galbeedka itoobiya kaddib markii la weeraray mid kamid ah gaadiidka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close